Wararka

DAAWO Taariikhda Somaliland Loo sSoo Maray Oo Sacad Cali Shire Ka Sheekeeyey Ay Soo Martay.

0 Friday July 21, 2017 - 16:07:02
Taariikhda Somaliland Loo sSoo Maray Oo Sacad Cali Shire Ka Sheekeeyey Ay Soo Martay.

Read More »

DAAWO Dr.Bulxan Oo Shaaciyey Cida Somaliland Maabka Adduunka ku Dartay +Fursado La Lumiyay.

0 Friday July 21, 2017 - 15:57:52
Dr.Bulxan Oo Shaaciyey Cida Somaliland Maabka Adduunka ku Dartay +Fursado La Lumiyay.

Read More »

Daawo; Qiso Jacayl Oo Dhexmartay Wiil Iyo Gabadh Reer Baadiye Ah Oo Ku Nool Duleedka Degmada Wadamo Goo Ee Gobolka sarar

0 Friday July 21, 2017 - 15:50:01
Daawo; Qiso Jacayl Oo Dhexmartay Wiil Iyo Gabadh Reer Baadiye Ah Oo Ku Nool Duleedka Degmada Wadamo Goo Ee Gobolka sarar

Read More »

Taliska Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland oo Mahadnaq & Hambalyo u Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Col. Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili u magacaabay Sareeye Guuto

0 Friday July 21, 2017 - 15:42:14
Taliska Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland oo Mahadnaq & Hambalyo u Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Col. Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili u magacaabay Sareeye Guuto

Read More »

Daawo:Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Si Baladhan Lagu Soo Dhaweeyay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer Halkan Guji Oo Daawo Muqaalka Warkan.

0 Wednesday July 12, 2017 - 17:53:38
Burco(AFKA):Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Si Baladhan Lagu Soo Dhaweeyay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo:Murashaxa Xisbiga Muuse Biixi Cabdi Oo Kormeer Ku Tegay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Burco.

0 Visits: 669 | Wednesday July 12, 2017 - 17:45:43
Burco(AFKA):Murashaxa Xisbiga Muuse Biixi Cabdi Oo Kormeer Ku Tegay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Burco

Read More »

Daawo: "Waxa Aan Uga Tagay KULMIYE Markii La Diiday In Deegaankan (Balli-gubadle) In Uu Ka Dhex Tartamo Xisbigaasi….." Xuseen Axmed Caydiid

0 Wednesday July 12, 2017 - 17:39:32
Baligubadle(AFKA);"Waxa Aan Uga Tagay KULMIYE Markii La Diiday In Deegaankan (Balli-gubadle) In Uu Ka Dhex Tartamo Xisbigaasi….." Xuseen Axmed Caydiid

Read More »

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Oo La Kulmay Boqorka Sacuudiga

0 Wednesday July 12, 2017 - 17:32:07
London(AFKA);-Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo uu kula kulmay Boqor Salmaan.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Kuxigeenka Somaliland oo Maanta Gaadhay Magaalada Gabiley Isago Halkaas uu Kuur Gelaya Sida Kaadh Qaadashado Uga Socoto Halkaasi.

0 Wednesday July 12, 2017 - 17:30:38
Hargeysa(AFKA):Madaxweynaha Kuxigeenka Somaliland oo Maanta Gaadhay Magaalada Gabiley Isago Halkaas uu Kuur Gelaya Sida Kaadh Qaadashado Uga Socoto Halkaasi.

Read More »

Daawo;Wasiir Cali Mareexaan Oo Soo Bandhigay Taageerada Balaadhan Ee Xisbiga Kulmiye KU Leeyahay Qorilugud.

0 Visits: 959 | Wednesday July 12, 2017 - 14:23:59
Burco(AFKA);Wasiir Cali Mareexaan Oo Soo Bandhigay Taageerada Balaadhan Ee Xisbiga Kulmiye KU Leeyahay Qorilugud

Read More »

Daawo:Dadweynaha Ku Dhaqan Degmada Wari-Cibraan oo uu Kala Hadhin Soo Dhoweynti Musharax Muse Biixi + Suldaanka Guud ee Maxamed Sheikh Isxaaq oo Fariin uu Xambaariyay Muse Biixi.

0 Wednesday July 12, 2017 - 14:15:14
Burco(AFKA);Dadweynaha Ku Dhaqan Degmada Wari-Cibraan oo uu Kala Hadhin Soo Dhoweynti Musharax Muse Biixi + Suldaanka Guud ee Maxamed Sheikh Isxaaq oo Fariin uu Xambaariyay Muse Biixi.

Read More »

Xasan-Xaydh Oo Bulshada Ku Booriyay Inay Qaataan Kaadhka Cod-bixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland

0 Visits: 562 | Wednesday July 12, 2017 - 12:29:52
Xasan-Xaydh Oo Bulshada Ku Booriyay Inay Qaataan Kaadhka Cod-bixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Read More »

Weftigii Musharax Cirro Oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Degmada Sabo-wanaag iyo Deegaanada Hoos Yimaada ee Gobalka Maroodi-jeex+SAWIRO

0 Visits: 903 | Wednesday July 12, 2017 - 12:26:53
Weftigii Musharax Cirro Oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Degmada Sabo-wanaag iyo Deegaanada Hoos Yimaada ee Gobalka Maroodi-jeex+SAWIRO

Read More »

Erdogan oo sheegay in Midawga Yurub uu wakhtiga ka luminayo

0 Wednesday July 12, 2017 - 10:45:48
Erdogan oo sheegay in Midawga Yurub uu wakhtiga ka luminayo

Read More »

Milatariga Shiinaha oo Jabuuti ku sii jeeda

0 Visits: 666 | Wednesday July 12, 2017 - 10:43:01
Milatariga Shiinaha oo Jabuuti ku sii jeeda

Read More »

Daawo:Dawlada Qatar Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Sucuudiga Iyo Xulafadiisa

0 Visits: 595 | Wednesday July 12, 2017 - 09:15:47
Dawlada Qatar Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Sucuudiga Iyo Xulafadiisa

Read More »

Daawo: Askar Ka Tirro badan Oo Ku Dhintay Diyaarad Ciidamad Maraykanku Leeyihiin Oo Ku Burburtay Gobolka Mississippi

0 Visits: 651 | Wednesday July 12, 2017 - 09:06:39
Askar Ka Tirro badan Oo Ku Dhintay Diyaarad Ciidamad Maraykanku Leeyihiin Oo Ku Burburtay Gobolka Mississippi

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ahna Musharaxa Madaxweyne Xisbiga Ayaa Khudbad Miisaan Leh U Jeediyey Taagerayaal Ku Soo Dhaweeyey Degmada Qori Lugud

0 Visits: 481 | Wednesday July 12, 2017 - 08:09:05
Gudoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ahna Musharaxa Madaxweyne Xisbiga Ayaa Khudbad Miisaan Leh U Jeediyey Taagerayaal Ku Soo Dhaweeyey Degmada Qori Lugud

Read More »

Daawo;Wariye Cabdisalaan Herer ayaa warbixin ayaa u xiiso badan ka diyaariyay xarun geella lagu xannaaneeyo ee ku taalla duleedka magaalada Ceerigaabo.

0 Tuesday July 11, 2017 - 19:38:07
ceerigabo(AFKA);Wariye Cabdisalaan Herer ayaa warbixin ayaa u xiiso badan ka diyaariyay xarun geella lagu xannaaneeyo ee ku taalla duleedka magaalada Ceerigaabo

Read More »

Goorma Ayuu Madaxweyne Maraykanku Donald Trump Bookhanayaa Dalka Ingiriiska

0 Visits: 703 | Tuesday July 11, 2017 - 19:34:58
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayay u badan tahay in uu sannadka soo socda booqdo dalka UK. Aqalka Downing Street ee UK laga maamulo iyo Aqalka Cad ee Maraykanka looga arrimiyo ayaa la rumaysan yahay inay ka baaraan dagayaan wakhtiyada ay booqashadaas ka dhigi karaan.

Read More »