Wararka

Daawo:'Reer Waddanaw Ka Daaya Habaarka Madaxweynaha 'Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyada Somaliland Cismaan Saxardiid Cadani"

0 Saturday July 08, 2017 - 12:15:57
Burco(AFKA):'Reer Waddanaw Ka Daaya Habaarka Madaxweynaha 'Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyada Somaliland Cismaan Saxardiid Cadani"

Read More »

Daawo: Madaxweyn Donald Trump Iyo Dhigiisa Ruushka Vladimir Putin Oo Fool Ka Fool Isku Arkay Markii Ugu Horeeyay

0 Saturday July 08, 2017 - 12:00:39
Hamburg, (AFKA/Agencies):- Madaxweynayaasha Maraykanka Iyo Ruushka Donald Trump iyo Vladimir Putin ayaa yeeshay kulankoodi ugu horeeyay ee fool ka fool ah, labadan Masuul ayaa ku kulmay oo markii ugu horaysay taariikhda isku hor gacan qaaday kamaradaha iyo warbaahinta.

Read More »

Daawo:Wasiir Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Si Kulul u Dhaliilay Xisbiga Waddani Soona Jeediyay in Dood Loo Qabto Seddexda Musharax.

0 Saturday July 08, 2017 - 11:56:27
Burco(AFKA):Wasiir Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Si Kulul u Dhaliilay Xisbiga Waddani Soona Jeediyay in Dood Loo Qabto Seddexda Musharax.

Read More »

Itoobiya Oo Ka Digtay In Khilaafka Khaliijku Uu Daganaansho La Aan Ka Abuuro Geeska Afrika

0 Saturday July 08, 2017 - 11:50:30
Ra'iisalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka digay in muranka u dhaxeeya dalalka Khaliijku uu degenaansho la'aan u keenayo Geeska Afrika.

Read More »

Daawo:-Sheekh Aadan Siiro Oo Soo Bandhigay Meelihii Ugu Dambeeyey Ee Dhulka Danta Guud Oo Xukuumadu Iibinayso.

0 Saturday July 08, 2017 - 11:23:48
Hargeysa(AFKA):-Sheekh Aadan Siiro Oo Soo Bandhigay Meelihii Ugu Dambeeyey Ee Dhulka Danta Guud Oo Xukuumadu Iibinayso.

Read More »

Turkiga Oo Doonaya In Uu Madaarkii Hargeysa U Gacan Galiyo Soomaaliya Iyo Somaliland Oo Laba Shirkadood Oo Turki Ah Midkood Siinaysa Madaarka Hargeysa

0 Saturday July 08, 2017 - 11:18:05
Hargeysa(AFKA);Midkee bay Somaliland siinaysaa madaarka Hargeysa Labada Shirkaddood ee Favori ee Maamusha Madaarka Muqdisho iyo Kozufa Group of Company's oo Terminal cusub dhisaya?

Read More »

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Ugu Awood Sheegtay Masuuliyiin Xukuumada Ka Tirsan Burco.

0 Saturday July 08, 2017 - 11:08:06
Burco(AFKA);-Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa,gulufka taageerayaashiisa Burco ugu awood sheegtay Xisbi Xaakimka Kulmiye kadib markii uu taageero mug iyo miisaan leh Wadani kala kulmey Magaaldaasi Burco,oo ay u dhan yihiin qeybaha kala duwan ee Bulshada Bariga Burco ha ubadnaadeen dhalinyarada aqoonyahanka…

Read More »

Madaxda Dalalka G-20 Oo Doonaya Inay Heshiis Ka Gaadhaan Farqiga Dhanka Ganacsiga Iyo Isbadalka Cimilada.

0 Saturday July 08, 2017 - 11:00:36
Paris(AFKA);-Saraakiil ka socotay dalalka ku midoobay G-20 ayaa tan iyo xalay gudaha magaalada Hamburg kaga shaqeynayay sidii looga gudbi lahaa farqiga dhanka ganacsiga iyo kan isbadalka cimilada ee kala dhaxeeyo Mareykanka.

Read More »

War Deg Deg Ah Madaxweyne Siilanyo Oo Ka Soo Baxay Magaalada Abu Dubia Iyo Halka Uu Ku Sugan Yahay Iminka.

0 Visits: 598 | Friday July 07, 2017 - 19:25:23
War Deg Deg Ah Madaxweyne Siilanyo Oo Ka Soo Baxay Magaalada Abu Dubia Iyo Halka Uu Ku Sugan Yahay Iminka.

Read More »

Daawo;"Waan Ka Xumahay Hadii Wasiir Cali Mareexaan Dadweynaha Degmada Dhoqoshey Ka Doortay Cagaf Jayniisa" Gudoomiyaha Doob, Oo Ka Hadlay Cagaftii Degmada Oo Dib Loo Celiyay.

0 Visits: 406 | Friday July 07, 2017 - 19:22:13
"Waan Ka Xumahay Hadii Wasiir Cali Mareexaan Dadweynaha Degmada Dhoqoshey Ka Doortay Cagaf Jayniisa" Gudoomiyaha Doob, Oo Ka Hadlay Cagaftii Degmada Oo Dib Loo Celiyay.

Read More »

Daawo:Dawlada Wadanka Sucuudiga Oo Deeq Timir Gaadhsiisay Dadka Ku Soo Barakacay Degmada Gara Adag Ee Gobolka Sanaag

0 Friday July 07, 2017 - 19:15:58
Daawo:Dawlada Wadanka Sucuudiga Oo Deeq Timir Gaadhsiisay Dadka Ku Soo Barakacay Degmada Gara Adag Ee Gobolka Sanaag

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Qaranka Oo Fariin Digniin Xanbaarsan U Diray Xisbiyada Qaranka Ee Ololaha Ka Dhex Bilaabay Diwaan Gelinta

0 Friday July 07, 2017 - 16:02:32
Hargeysa(AFKA):Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Qaranka Oo Fariin Digniin Xanbaarsan U Diray Xisbiyada Qaranka Ee Ololaha Ka Dhex Bilaabay Diwaan Gelinta

Read More »

Daawo;Gudomiye Ku Xigeenka Sedexaad Ee Xisbiga Waddani Oo Kula Dardaarmay Inay Dhalin Yarada Reer Togdheer Ay Doortan Xisbiga waddani.

0 Visits: 608 | Friday July 07, 2017 - 15:54:47
Burco(AFKA);Gudomiye Ku Xigeenka Sedexaad Ee Xisbiga Waddani Oo Kula Dardaarmay Inay Dhalin Yarada Reer Togdheer Ay Doortan Xisbiga waddani

Read More »

Afar Dal Oo Carbeed Oo Sheegay Inay Tallaabo Deg-deg Ah Ka Qaadayaan Qadar.

0 Visits: 757 | Friday July 07, 2017 - 15:43:58
Jiddah(AFKA);-Afarta dal ee Carbeed ee hogaaaminaya go'doominta ka dhanka ah Qadar ayaa diidmada Dooxa ee dalabkooda ku macneeyay halis ammaanka gobolka ka dhan ah.

Read More »

Daawo:Xiisada U Dhaxaysa Maraykana Iyo Kuuriyada Waqooyin Oo Meel Adag Gashay.

0 Visits: 562 | Friday July 07, 2017 - 15:42:02
Xiisada U Dhaxaysa Maraykana Iyo Kuuriyada Waqooyin Oo Meel Adag Gashay

Read More »

Xubin Ka Tirsan Hay'adda Xuquul Iinsaanka ee Amnesty International Oo Turkiga Lagu Xidhay.

0 Friday July 07, 2017 - 14:02:15
Turkey(AFKA);-Hay'adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa xadhigga xubin sare oo ka tirsan hay'addaasi ku tilmaantay ku tagrifal awoodeed.

Read More »

Daawo;Daahfurka Qadshada Komishinka Dooroshiyinka Oo Manta Magalada Burco Ee xarunta Gobalka Iyo Madaxda Azxaabta Oo kaso Qayb Galay.

0 Visits: 496 | Thursday July 06, 2017 - 21:18:06
Burco(AFKA);Daahfurka Qadshada Komishinka Dooroshiyinka Oo Manta Magalada Burco Ee xarunta Gobalka Iyo Madaxda Azxaabta Oo kaso Qayb Galay

Read More »

Daawo;Cuquul Iyo Waxgarad Kaso Jeda Deganka Qorilugud Iyo wadama Go Oo Baaq nabdeed Udiray Dadka Deganka Buuhodle Baaqna Udiray Xukumada.

0 Visits: 510 | Thursday July 06, 2017 - 21:09:00
Burco(AFKA);Cuquul Iyo Waxgarad Kaso Jeda Deganka Qorilugud Iyo wadama Go Oo Baaq nabdeed Udiray Dadka Deganka Buuhodle Baaqna Udiray Xukumada

Read More »

Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Gacan Ku Rimasa Ku Qabtay Gudaha Burco Iyo Ujeedada Munasibadaasi Daran Tahay

0 Visits: 661 | Thursday July 06, 2017 - 20:59:11
Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Gacan Ku Rimasa Ku Qabtay Gudaha Burco Iyo Ujeedada Munasibadaasi Daran Tahay

Read More »

Daawo; Dawlada Maraykanka Oo Cuno Qabotayn Saaray Kuuriyada Waqooyi

0 Thursday July 06, 2017 - 19:31:52
Daawo; Dawlada Maraykanka Oo Cuno Qabotayn Saaray Kuuriyada Waqooyi

Read More »