Wararka

Itoobiya Oo Dawladda Soomaaliya Ku Wareejisay 120 Maxbuus Oo Ka Soo Kala Jeeda Hargeysa iyo Muqdisho

0 Wednesday July 05, 2017 - 11:45:57
Addis Ababa (AFKA)-Dawladda Itoobiya ayaa Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ay ku wareejisay 120 maxbuus oo ka soo jeeda Somaliland, Soomaaliya oo in muddo ku xidhnaa dalkaasi.

Read More »

HADRAAWI Oo Caalamka Looga Aqoonsaday Ninka Ugu Suugaanta Weyn Soomaalida.

0 Wednesday July 05, 2017 - 11:39:15
Hargeysa(AFKA)-Wariyaha Idaacadda BBC-da u qaabilsan arrimaha Afrika Mary Harper ayaa la kulantay abwaanka suugaantiisa loogu jecelyahay dhulka soomaalida guud ahaan.

Read More »

Daawo: Madaxweynayaasha Ruushka Iyo Shiinaha Oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinacyo Badan Taabanaya

0 Wednesday July 05, 2017 - 11:31:36
Moscow, (AFKA/RT):- Madaxweynayaasha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Shiinaha Xi Jinping, ayaa caasimadda Ruushka ee Moscow ku kala saxeexday heshiis cusub oo iskaashi balaadhan ay labada waddan kuwada yeelan doonaan, kagana wada shaqayn doonaan danahooda iyo guud ahaan qadiyadaha caalamiga ah.

Read More »

Booliska Faransiiska Oo Qabtay Nin Qorsheynaayay Inuu Khaarijiyo Madaxweynaha Dalkaasi.

0 Wednesday July 05, 2017 - 10:58:29
Paris(AFKA):-Nin qorsheynaayay inuu dilo Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron, ayaa gacanta lagu dhigay sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Booliska dalka Faransiiska.

Read More »

Daawo;Murashax Muuse Biixi Oo Qado Sharaf U Sameeyay Warbaahinta Fariina U Diray.

0 Visits: 526 | Tuesday July 04, 2017 - 19:19:25
Hargeysa(AFKA);Murashax Muuse Biixi Oo Qado Sharaf U Sameeyay Warbaahinta Fariina U Diray.

Read More »

Daawo;Daawo; Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland oo Sheegay In Hotel Caalamiya Laga Dhisi Doono Gudaha Madaarka Cigaal Airport.

0 Visits: 508 | Tuesday July 04, 2017 - 19:10:21
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland oo Sheegay In Hotel Caalamiya Laga Dhisi Doono Gudaha Madaarka Cigaal Airport

Read More »

Daawo;Wasiiru Dawlaha wasarada Duulista iyo Hawada Somaliland Oo Si faahfahsan Uga Hadlay Furitaanka Shirkada Diyaaradaha Air Arabia.

0 Visits: 554 | Tuesday July 04, 2017 - 18:56:58
Hargeysa(AFKA);Wasiiru Dawlaha wasarada Duulista iyo Hawada Somaliland Oo Si faahfahsan Uga Hadlay Furitaanka Shirkada Diyaaradaha Air Arabia

Read More »

Daawo:Gudigii Wada Hadalka u Matalayay Wada Hadalka Khaatumo Oo Garabkii Khaatumo Baaq Culus U Direy.

0 Tuesday July 04, 2017 - 14:13:43
Hargeysa(AFKA);Guddidii Wada Hadalka u Matalayay Wada Hadalka Khaatumo Oo Garabkii Khaatumo Baaq Culus U Direy.

Read More »

Daawo; Wasiir Cadaani Oo Sheegay In Ay Xukuumada Somalliland Xidhi Doonto Qaar Ka Mid Ah Tvyada Madax Banan

0 Visits: 521 | Tuesday July 04, 2017 - 13:11:25
Wasiir Cadaani Oo Sheegay In Ay Xukuumada Somalliland Xidhi Doonto Qaar Ka Mid Ah Tvyada Madax Banan

Read More »

Daawo:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeer Ukuur Gelida Habsami Socadka Hawlaha Shaqo Ee Wasaarada Dalka Saaka Ku Soomaray Qaar Kamida Wasaaradaha.

0 Visits: 473 | Tuesday July 04, 2017 - 12:25:45
Hargeysa(AFKA):-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeer Ukuur Gelida Habsami Socadka Hawlaha Shaqo Ee Wasaarada Dalka Saaka Ku Soomaray Qaar Kamida Wasaaradaha.

Read More »

Kooxda Dowladda Islaamka oo laga qabsaday qayb ka mid ah Raqa

0 Visits: 476 | Tuesday July 04, 2017 - 12:05:30
Xulafada uu Maraykanka hoggaaminayo ee Suuriya ayaa sheegaya in fallaagada la magac baxday xoogagga dimuquraadiga ee Suuriya ay jabiyeen gidaarka qaybta qaddiimiga ah ee magaalada Raqa, oo ah halka ay ku xooggan tahay kooxda dawladda islaamiga.

Read More »

Daawo; "Muuse Biixi Coka Burco Kulama Gor Gortami Karo Xildhibaano Ku Fashilmay Shaqadoodi Muusena Codka Burco Waan U Haynaa" Dhallinyaro Reer Burco Ah Oo Ka Hadashay Dhawaaqii Xildhibaanada.

0 Tuesday July 04, 2017 - 11:59:07
Burco(AFKA); "Muuse Biixi Coka Burco Kulama Gor Gortami Karo Xildhibaano Ku Fashilmay Shaqadoodi Muusena Codka Burco Waan U Haynaa" Dhallinyaro Reer Burco Ah Oo Ka Hadashay Dhawaaqii Xildhibaanada.

Read More »

Daawo:Wasiiradii Ka Mid Ahaa Waftigii Madaxweynaha Ee Imaaradka Joogey Oo Dalka Ku Soo Laabtey Kana Hadley Xaaladda Caafimaad Ee Madaxweyne Siilanyo.

0 Tuesday July 04, 2017 - 11:52:18
Hargeysa(AFKA);Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire,Wasiirka xanaanada xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir "Cukuse" iyo wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo kamid aha waftigi wasiirada ahaa ee safar ku tagey Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxii hore…

Read More »

Shimbiro diyaarad ku khasbay in ay deg deg u caga dhigato.

0 Tuesday July 04, 2017 - 11:39:59
Duullimaadka dayaaradda AirAsia X ee u socday Kuala Lumpur ayaa lagu khasbay inuu ku labto Australia, ka dib markii ay shimbiro ku dheceen oo rakaabkii ay ka argagaxeen

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Digay In Kaadhadhka Codbixinta La Kala Iibsado

0 Tuesday July 04, 2017 - 11:29:58
Hargeysa(AFKA);-Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa farriin u diray guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo sheegay inay shaqadii qaranka kaga mashquuleen inay la ololeeyaan…

Read More »

Kuuriyada Woqooyi oo tijaabisay gantaal kale oo ridda dheer

0 Tuesday July 04, 2017 - 11:25:53
Kuuriyada Waqoooyi ayaa tijaabisay gantaal kale oo ah kuwa riddada dheer sida ay sheegeen mas'uuliyiinta dalalka Japan iyo Kuuriyada Koonfureed.

Read More »

Dalka Yugandha oo Bogaadiyey Horumarka JSL Ka Gaadhay Dhinacyo Kala Duwan

0 Visits: 616 | Tuesday July 04, 2017 - 11:08:22
Hargeysa(AFKA);Wadanka Yugandha ayaa bogaadiyey horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ka gaadhay dhinacyada nabadgelyada iyo dimoqraadiyada, sida lagu sheegay kulan safaarada JSL ee Itoobiya ku dhexmaray Safiir-xigeenka JSL Ayaanle Salaad Diiriye iyo Wasiirka Arrimaha Dibeda Uganda H.E. Sam Kahamba kutesa.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Maxkmada Sare Ee Somaliland Oo Qalab Casriya Kala Wareegay Wasaarada Cadaalada Somaliland Bidvertise.

0 Monday July 03, 2017 - 18:55:02
Hargeysa(AFKA):Gudoomiyaha Maxkmada Sare Ee Somaliland Oo Qalab Casriya Kala Wareegay Wasaarada Cadaalada Somaliland Bidvertise

Read More »

Tageerayasha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Walaacsan Oallaha Dorashada Iyo Gudida Gobolka Oo An Wada Shaqayinin

0 Visits: 779 | Monday July 03, 2017 - 18:52:55
Hargeysa(AFKA);Tageerayasha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Iyo Qaar Ka Mida Gudida Fulinta Ee Xisbiga Wadani Ee Gobolka Oo Walaac Xoogan Ka Qaba Sidii Loo Wajihi Lahaa Olalaha Doorashada,

Read More »

Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge Oo Ka Digay Boob Lagu Hayo Dhulka Madaarka Hargeysa Iyo Dekeda Berbera

0 Monday July 03, 2017 - 17:16:24
Hargeysa(AFKA):-wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta somaliland siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa ka hadlay mustaqbalka uu 10 sano ka dib yeelan doono madaarka caasimada Hargeysa.

Read More »