Wararka

War Deg-deg Ah: Shirkaddaha SOMCABLE Iyo SOMTEL Oo Midoobaya.

0 Visits: 736 | Thursday June 08, 2017 - 14:04:05
Hargeysa(AFKA);-labada shirkadood ee SOMCABLE iyo Somtel ayaa la filayaa inay dhawaan shaacin doonaan Heshiis ay ku midoobi doonaan, kaasoo wadahalkiisu socdo.

Read More »

Deg Deg;Xukuumadda Oo Saaka Xabsiga Ku Gurtay Xildhibaanada Gollaha Deegaanka Saylac.

0 Visits: 572 | Thursday June 08, 2017 - 13:27:49
Saylac(AFKA);-Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xabsiga ku gurtay ku dhawaad toddoba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka Degmada Saylacoo mudaharaad ay kaga cabanayeen xil wareejin loo diidanaa la hor fadhiyey xarunta golahaasi.

Read More »

Daawo;Wariye Cabdimaalik muuse Coldoon Oo Ka Si Fahaafaahsan Uga Haday Xadhigiisa Iyo Arimo Kale Oo Xasaasi Ah

0 Visits: 558 | Thursday June 08, 2017 - 13:26:52
;Wariye Cabdimaalik muuse Coldoon Oo Ka Si Fahaafaahsan Uga Haday Xadhigiisa Iyo Arimo Kale Oo Xasaasi Ah

Read More »

Daawo:Xukumada Somaliland Oo Sheegtay In Lagu Guulaystay Xakamaynta Xanuunka Shuban Biloodka Burco Ka Dilaacay Iyo Tirada Dadka Ujiifa Goobtii Lagu Daweynaayey Dadka U Soo Rito.

0 Visits: 506 | Thursday June 08, 2017 - 13:10:18
Burco(AFKA):Xukumada Somaliland Oo Sheegtay In Lagu Guulaystay Xakamaynta Xanuunka Shuban Biloodka Burco Ka Dilaacay Iyo Tirada Dadka Ujiifa Goobtii Lagu Daweynaayey Dadka U Soo Rito.

Read More »

Wasaarada Waxbarashada Oo Soo Bandhigtay Afar Qodob Oo Ka Soo Baxay Shirweynihii La Dagaalanka Qishka Imtixaanaadka

0 Visits: 613 | Thursday June 08, 2017 - 13:05:23
Hargeysa(AFKA):- Iyada oo dhawaan loo fadhiisan doono imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee fasalada 4aad ee dugsiyada sare iyo fasalada 8aad ee dugsiyada dhexe ee somaliland ayey Wasaarada waxbarashada somaliland magaalada Hargeysa ku qabatay shir weyne lagaga arinsanayey sidii loola dagaalami lahaa Eegashada(Qishka)…

Read More »

Daawo:Odayasha Iyo Waxgaradka Degmada Oog Ayaa Taagero U Muujiyey Wasiir Dawlaha Cusub Ee Wasaarada Duulista Hawada Somaliland Axmed Cali Baynax

0 Visits: 576 | Thursday June 08, 2017 - 12:36:46
Odayasha Iyo Waxgaradka Degmada Oog Ayaa Taagero U Muujiyey Wasiir Dawlaha Cusub Ee Wasaarada Duulista Hawada Somaliland Axmed Cali Baynax

Read More »

Daawo;Wasiiru Dawlaha Cusub Ee Wasarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Dr;Axmed Cali Baynax Oo Uga Mahad Celiyay Madaxwayne Siilanyo Xilka Uu Igmaday.

0 Visits: 690 | Thursday June 08, 2017 - 12:03:09
Burco(AFKA);Wasiiru Dawlaha Cusub Ee Wasarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Dr;Axmed Cali Baynax Oo Uga Mahad Celiyay Madaxwayne Siilanyo Xilka Uu Igmaday.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye UK oo tacsi u diraya qoyskii, eheladii, iyo asxaabtii Marxuum Mujaahid Maxamed Biixi Caalin (Oto)

0 Visits: 515 | Thursday June 08, 2017 - 11:59:16
Waxaan halkan anigoo ku hadlaya Magaca Guddiga Fulinta, Mus-dambeedka iyo Laamaha Xisbiga Kulmiye UK ka tacsiyadeeynayaa qoyskii, eheladii, qarabadii iyo asxaabtii

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Djibouti Oo Ka Hadlay Aragtida Dalkiisa Ee Saldhiga UAE Laga Siiyey Magaalada Berbera

0 Visits: 763 | Thursday June 08, 2017 - 11:51:34
Hargeysa(AFKA):-Wasiirka arrimaha dibadda Djibouti Maxamed Cali Yuusuf, ayaa ka hadlay aragtida Djibouti ee saldhiga Milatari ee Imaraadka Carabta ee magaalada Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Read More »

Daawo:Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Warbixiyay Safarka Ay Ku Tageen Dalka Imaaradka Carabta, Heeco

0 Visits: 562 | Thursday June 08, 2017 - 11:47:09
Hargeysa(AFKA):Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Warbixiyay Safarka Ay Ku Tageen Dalka Imaaradka Carabta, Heeco

Read More »

Daawo:Murashaxa Xisbiga Waddani Oo La Waydiiyay Talaabada Ay Ka Qaadayaan Saldhiga Milletary Ee Berbera Haday Talada Dalka Ku Guulaystaan.

0 Visits: 534 | Thursday June 08, 2017 - 11:45:24
Hargeysa(AFKA):Murashaxa Xisbiga Waddani Oo La Waydiiyay Talaabada Ay Ka Qaadayaan Saldhiga Milletary Ee Berbera Haday Talada Dalka Ku Guulaystaan

Read More »

Mareeyaha Dekedda Berbera Oo Madaxwayne Siilaanyo U Soo Diray Qoraal Digniin Xambaarsan Oo Uu Kaga Hadlayo Halis Soo Food-saaraysa Dekedda Berbera

0 Visits: 771 | Thursday June 08, 2017 - 11:40:58
BerBera(AFKA)-Maareeyaha faraca badda dekeda Berbera sidoo kalena ahaa maareeyihii hore ee dekeda magaalada Berbera Md Axmed Yuusuf Dirir ayaa qoraal uu madaxwayne Siilaanyo u gudbiyey wuxuu kaga digay halis soo food saaraysa dekeda magaalada Berbera hadii aan deg deg wax looga qaban.

Read More »

Ujeedada Safar Ay Wasiiro Badan Oo Ka Tirsan Xukuumada Soomaaliya ugu Baxeen Dalka Sucuudiga

0 Visits: 652 | Thursday June 08, 2017 - 11:31:21
Hargeysa(AFKA);Ku dhowaad lix wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa shalay u ambabaxay dalka Sacuudiga, si ay mashaariic ula soo saxiixdaan dowladda Sacuudiga.

Read More »

Daawo: Dowlada Dalka Somalia oo Qarka uu Saaran Inay La Wareegto Gacan Ku Haynta Hawada Somalia Iyo Somaliland

0 Visits: 552 | Thursday June 08, 2017 - 11:29:06
Dowlada Dalka Somalia oo Qarka uu Saaran Inay La Wareegto Gacan Ku Haynta Hawada Somalia Iyo Somaliland

Read More »

Daawo: Duufaan Biyo Iyo Dhoobo Ah Oo Qaaday Magaalada Cape Town Ee Dalka Koonfur Afrika

0 Visits: 467 | Thursday June 08, 2017 - 11:21:22
Cape Town, (AFKA/Agencies):- Magaalada xeebta ku taala ee Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa duufaano, dabaylo wata iyo daadad badan oo ay soo rogeen qaadeen badankeeda, waxaana xidhmay jidadkii oo dhoobo daadku watay aastay.

Read More »

Muxuu Daaran Yahay Safar Saddexdii Maalmood Ee U Dembeeyey Uu Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ku Joogo Jabbuuti?

0 Visits: 562 | Thursday June 08, 2017 - 11:18:11
Muxuu Daaran Yahay Safar Saddexdii Maalmood Ee U Dembeeyey Uu Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ku Joogo Jabbuuti? Madaxweyne-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa saddexdii maalmood ee u danbeeyey ku sugan Dalka Jabuuti, halkaas oo aan la garanayn ujeedada uu u joogo.

Read More »

Daawo: Madaxa Cusub Ee Donald Trump U Magacaabay Laanta Sirdoonka Maraykanka Ee FBI-da

0 Visits: 580 | Thursday June 08, 2017 - 11:06:11
Washington, (AFKA/Agencies): Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa masuul sare oo ka tirsanaan jiray, maamuulkii Madaxweyne George W Bush, u magacaabay madaxa cusub ee laanta sirdoonka gudaha Maraykanka u qaabilsan ee FBI-da.

Read More »

Baarlamaanka Turkiga Oo Isku Raacay Ciidamo Loo Diro Dalka Qatar

0 Visits: 890 | Thursday June 08, 2017 - 11:02:23
(AFKA-Ankara)-Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay ciidamo dheeraad ah oo loo diro saldhiga milateri ee uu Turkiga ku leeyahay dalka Qatar, halkaasoo markii hore ay u joogeen 150 askari

Read More »

Booliska Dalka Mozambique Oo Digniin U Diray Ragga Bidaarta Leh

0 Visits: 2030 | Thursday June 08, 2017 - 10:57:07
(AFKA--Mozambique)-Booliska Mozambique ayaa u digay ragga bidaarta leh in ay bartilmaameed u noqon karaa weeraro. Waxaa ay sheegeen sedex nin oo bidaar leh in lagu dilay dhawaan degmada dhexe ee Milange .Mid ka mid aha ayaa lagala baxay xubnaha jirkiisa.

Read More »

Daawo; Waraysi Xiiso leh Wariye Hereri Oo Kismaayo Ku Waraystay Madaxweynaha Somaliya M,Farmaajo Kana Hadlay Sirta Ku

0 Visits: 580 | Thursday June 08, 2017 - 10:54:42
Waraysi Xiiso leh Wariye Hereri Oo Kismaayo Ku Waraystay Madaxweynaha Somaliya M,Farmaajo Kana Hadlay Sirta Ku

Read More »