Wararka

Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Tageero Toos Ah Iyo Mid Dadbanka Ka Heeli Doonta Dawlada Ingiriiska.

0 Visits: 886 |
Ingiriiska Oo Sheegay Inuu Taageero Siyaasadeed Iyo Mid Farsamo Siiyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland

Read More »

Daawo:Qaabkii Ay Udhacday Xukunkii Wariye Coldoon Iyo Garsooraha Oo Ka Hadlay Inuu Iibsan Karo Xadhiga Coldoon.

0 Visits: 554 | Saturday April 08, 2017 - 22:11:54
Hargeysa(AFKA);Qaabkii Ay Udhacday Xukunkii Wariye Coldoon Iyo Garsooraha Oo Ka Hadlay Inuu Iibsan Karo Xadhiga Coldoon.

Read More »

Daawo:Booliska Gobolka Togdheer oo Si Adag Uga Hadlay Fadeexad La Soo Daristay Dhalinyarada Reer Burco Beryahan Dambe.

0 Visits: 506 | Saturday April 08, 2017 - 21:53:27
Burco(AFKA);Booliska Gobolka Togdheer oo Si Adag Uga Hadlay Fadeexad La Soo Daristay Dhalinyarada Reer Burco Beryahan Dambe

Read More »

Daawo;Guddomiye Ku Xigeenka Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Mooshinka Ka Dhanka Ah Saldhiga BarBara Oo La Horkenayo Baarlamanka Somaliya.

0 Visits: 527 | Saturday April 08, 2017 - 19:56:14
Hargeysa(AFKA);Guddomiye Ku Xigeenka Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Mooshinka Ka Dhanka Ah Saldhiga BarBara Oo La Horkenayo Baarlamanka Somaliya.

Read More »

Daawo: Qaar Ka Mida Sugayaasha Xildhibaanada Golaha Deeganka Ee Xisbiga Ucid Oo Farimihii U Adkaa Hawada u Mariyey Maayirada Berbara Iyo Gabiley.

0 Visits: 536 | Saturday April 08, 2017 - 19:45:08
Hargeysa(AFKA);Qaar Ka Mida Sugayaasha Xildhibaanada Golaha Deeganka Ee Xisbiga Ucid Oo Farimihii U Adkaa Hawada u Mariyey Maayirada Berbara Iyo Gabiley

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada iyo Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Munaasibad loo Sameeyey Arday ka Qallinjabisay Shahaadada Heerka Labaad ee Jaamacadda Hargeysa+Sawiro

0 Visits: 586 | Saturday April 08, 2017 - 19:38:32
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Madaxtooyada iyo Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Munaasibad loo Sameeyey Arday ka Qallinjabisay Shahaadada Heerka Labaad ee Jaamacadda Hargeysa

Read More »

Daawo: Muslimiinta Ku Dhaqan Dalka Ireland oo Deeq Raashin ah Soo Gaadhsiiyay Dadweynaha Abaarto Saameysay ee Degmada Caynaba.

0 Visits: 396 | Saturday April 08, 2017 - 19:29:22
Caynaba(AFKA);Muslimiinta Ku Dhaqan Dalka Ireland oo Deeq Raashin ah Soo Gaadhsiiyay Dadweynaha Abaarto Saameysay ee Degmada Caynaba

Read More »

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Halkraan ayaa Markii u Horeysay Bandhiga Buug uu Qabtay kaga Qaybqaatay Gurmadka Abaaraha.

0 Visits: 951 | Saturday April 08, 2017 - 18:58:34
Burco(AFKA);Waxana Munasibad Ballaadhan oo lagu soo Bandhigayey Buuga Ubaxii Qaadhay oo ay Qortay Qoraa umlkhayr Abdirisaq Arabsiyo lagu daahfuray markii 2aad Xarunta Maktabadda Halkraan

Read More »

Daawo;Nuxurka Khudbad Gudoomiyaha Kulmiye U Jeediyey Arday Ka Qalin Jabisay Shahaadada Heerka Labaad Ee Jaamacada Hargeysa+Sawiro

0 Visits: 697 | Saturday April 08, 2017 - 16:40:02
Hargeysa(AFKA);Nuxurka Khudbad Gudoomiyaha Kulmiye U Jeediyey Arday Ka Qalin Jabisay Shahaadada Heerka Labaad Ee Jaamacada Hargeysa

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Habeenkii Xalay Dhigay Talooyin Mahadhooyina" Xalkeenu Maaha Xamar, Xalkeenu Waa In Aynu Somaliland Hagaajisanno,

0 Visits: 453 | Saturday April 08, 2017 - 16:34:55
Hargeysa(AFKA):Faysal Cali Waraabe Oo Habeenkii Xalay Dhigay Talooyin Mahadhooyina" Xalkeenu Maaha Xamar, Xalkeenu Waa In Aynu Somaliland Hagaajisanno,

Read More »

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ugu baaqay Trump in ay ka wada shaqeeyaan dagaalka Al Shabaab

0 Visits: 623 |
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ugu baaqay Trump in ay ka wada shaqeeyaan dagaalka Al Shabaab

Read More »

[Deg Deg ]:- Maxkamada Gobalka Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon + Mudada La Xukumey

0 Visits: 514 |
[Deg Deg ]:- Maxkamada Gobalka Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon + Mudada La Xukumey .

Read More »

Booliiska Sweden oo qabtay shaqsigii ka danbeeyay weerarkii gaadhiga dadka lagu jiidhisiiyay

0 Visits: 529 |
Booliiska Sweden oo qabtay shaqsigii ka danbeeyay weerarkii gaadhiga dadka lagu jiidhisiiyay

Read More »

Doorashada Galmudug oo dib loo dhigay

0 Visits: 510 |
Doorashada Galmudug oo dib loo dhigay

Read More »

Maamulka Jubaland Oo Gacanta Ku Dhiigay Walxa Qarxa Iyo Nin Watay

0 Visits: 645 | Saturday April 08, 2017 - 10:16:50
Ciidamada Nabad Suggida maamulka Jubbaland ayaa hawlgal ay ka sameeyeen Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland waxa ay ku soo qabteen miinooyin. Afhayeenka Laamaha amniga maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Maxamuud(Carab) ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay sidoo kale soo qabteen…

Read More »

Wasiirka amniga oo shaqada ka joojiyay Taliyihii Saldhiga Xamar weyne oo xil gudasho la aan lagu eedeeyay

0 Visits: 976 | Saturday April 08, 2017 - 10:14:33
Taliyaha Saldhiga Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir ayaa shaqada laga fariisiyay, kadib markii Wasiirka amniga Somaliya oo kormeer ku tagay Saldhigaasi laga waayay taliyaha.

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga Ee Kongo Joseph Kabila Oo Raysal Wasaare Cusub Magacaabay.

0 Visits: 490 | Saturday April 08, 2017 - 10:13:16
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga ee Kongo, Joseph Kabila, ayaa u magacaabay Bruno Tshibala inuu noqdo Raysal wasaaraha cusub ee dawladda awood wadaagga ah ee dalkaasi.

Read More »

Drs Aadna Aadan Maxay Ka Tidhi Heeshiiska Saldhiga Milatari Ee Magalada Berbera

0 Visits: 505 | Saturday April 08, 2017 - 10:10:08
Drs Aadna Aadan Maxay Ka Tidhi Heeshiiska Saldhiga Milatari Ee Magalada Berbera

Read More »

Dawladda Maraykanka Oo Uga Digtay Muwaadiniinteeda Inay U Safraan Kenya.

0 Visits: 536 | Saturday April 08, 2017 - 10:08:38
Wasaaradda arimaha dibadda ee Maraykanka ayaa uga digay muwaadiniintooda ku nool ama u safraya dalka Kenya inay suurtogal tahay in isu soo baxyada ka jira dalkaasi ay isku badali karaan rabshado, ka hor doorashooyinka guud ee la qorsheeyay 8da August ee sanadkan.

Read More »

Lacag Hal Dollar Ah Oo La Soo Saaray Sanadkii 1804 Oo Haatan Lagu Iibiyay Lacag Dhan 3.3 Millyan Oo Dollar

0 Visits: 433 | Saturday April 08, 2017 - 10:05:44
Dollarka Maraykanku waa Lacagta Rasmiga ah ee laga isticmaalo Dalka Maraykanka iyo Dalal badan oo Adduunka ka mid ah, balse waxa dhacday maalintii sabtidii ee toddobaadkan arrin aad u layaab badan kadib markii lagu soo bandhigay Gobolka Maryland ee Dalkaasi Maraykanka

Read More »