Wararka

Daawo:Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Safar Ku Jooga Magaalada Berbera Iyo Maayirka Degmada Berbera Oo Ka Warbixiyay U Jeedka Safarkooda

0 Visits: 660 |
berbera(afka);Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Safar Ku Jooga Magaalada Berbera Iyo Maayirka Degmada Berbera Oo Ka Warbixiyay U Jeedka Safarkooda

Read More »

Dadweynaha Reer Puntland oo Si Weyn uu Soo Dhoweysay Heshiiska Dp world La Gashay Maamulka Puntland ee Lagu Wareejiyay Dekadda Bosaaso

0 Visits: 479 |
Dadweynaha Reer Puntland oo Si Weyn uu Soo Dhoweysay Heshiiska Dp world La Gashay Maamulka Puntland ee Lagu Wareejiyay Dekadda Bosaaso

Read More »

Daawo: Deeq Raashin Ah oo La Gaadhsiiyay Barakacayaasha Abaarto Soo Barakicisay Degaanada Togdheer

0 Visits: 492 |
burco(afka)Deeq Raashin Ah oo La Gaadhsiiyay Barakacayaasha Abaarto Soo Barakicisay Degaanada Togdheer

Read More »

Daawo:Xukumada Somaliland Oo Dalka Ku Soo Dhaweysay Wefti Dhakhaatira Oo Ka Socda Dalka Sucuudiga Iyo Ujeedada Socdaalkoodu La Xidhiidho.

0 Visits: 532 |
hargaysa(afk)Xukumada Somaliland Oo Dalka Ku Soo Dhaweysay Wefti Dhakhaatira Oo Ka Socda Dalka Sucuudiga Iyo Ujeedada Socdaalkoodu La Xidhiidho.

Read More »

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukuno Ku Riday Dad Loo Haystay Inay Hargeysa Kaga Dhex Ololaynaayen Fikirka Somaliweyn

0 Visits: 628 |
Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukuno Ku Riday Dad Loo Haystay Inay Hargeysa Kaga Dhex Ololaynaayen Fikirka Somaliweyn

Read More »

Daawo: Shirkada Caalamiga ah ee Telesom oo Maal-galisay Sanadkii Afraad Mashruuca Dayreelka Caruurta La Nool Xanuunka Macaanka

0 Visits: 580 |
hargaysa(afka) ;Shirkada Caalamiga ah ee Telesom oo Maal-galisay Sanadkii Afraad Mashruuca Dayreelka Caruurta La Nool Xanuunka Macaanka

Read More »

Daawo:Qurbo-joogta Ka Soo Jeeda Deegaanka Hulul Ee Gobalka Sanaag Oo Soo Gaadhsiiyey Deeq Raashina Dadkay Abaartu Saamaysay Ee Kunool Hulul.

0 Visits: 583 |
huluul(afka)'Qurbo-joogta Ka Soo Jeeda Deegaanka Hulul Ee Gobalka Sanaag Oo Soo Gaadhsiiyey Deeq Raashina Dadkay Abaartu Saamaysay Ee Kunool Hulul.

Read More »

Madaafiic Xoogan Oo Lagu Garaacay Hada Qaybo Ka Mida Xaafadaha Magaalada MUQDISHO,Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay

0 Visits: 643 |
muqdisho(afka);Madaafiic Xoogan Oo Lagu Garaacay Hada Qaybo Ka Mida Xaafadaha Magaalada MUQDISHO,Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay

Read More »

Tirada Iyo Magacyada Dad Magaalada Buuhoodle Ugu Geeriyooday Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay.

0 Visits: 503 | Friday April 07, 2017 - 14:38:45
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle ayaa waxay sheegayaan in uu soo laba kacleeyey isla markaana ay isa soo tarayaan dadka u dhimanaya xanuunka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay deeegaanada Buuhoodle oo ay ka jirto abaar darani.

Read More »

Xarunta Xuquul Iinsaanka Somaliland Oo Soo Saartay Warbixin Ku Saabsan tacadiyada Loo Gaystay Suxufiyiinta Afartii Bilood Ee U Dambeeyey.

0 Visits: 523 | Friday April 07, 2017 - 14:25:33
Xarunta xuquuqal iinsaanka somaliland ayaa maanta soo saartay warbixin la xidhiidha tacadiyada ay la kulmeen suxufiyiinta somaliland afartii bilood ee u dambaysay.

Read More »

Daawo:Urur Ay Ku Midoobeen Dhalinyaro Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeisa Iyo Waxa Uu Qaban Doono.

0 Visits: 476 | Friday April 07, 2017 - 13:58:52
Hargeysa(AFKA):Urur Ay Ku Midoobeen Dhalinyaro Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeisa Iyo Waxa Uu Qaban Doono

Read More »

Gabadh 16 Jir Ah Oo Maxkamad Laso Tagayo Waddanka Denmark

0 Visits: 474 | Friday April 07, 2017 - 11:21:56
Gabadhan oo aan magaceeda la shaacinin ayaa da'deedu waxay ahayd 15 jir markii ay booliska xabsiga u taxaabeen bishii Janaayo ee sannadkii hore.

Read More »

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa soo dhaweeyay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping.

0 Visits: 465 | Friday April 07, 2017 - 11:10:54
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa soo dhaweeyay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping.

Read More »

WAX KA BARO WAXYAALAHA KAA HOR TAAGAN GUUSHA

0 Visits: 1728 | Friday April 07, 2017 - 10:16:49
Halkan waxaanu idiinku soo gudbinanaa Hababka kala gadisan ee kobcinta iyo korinta shaqsiyada qofka bani aadamka ah waxana inala socod siinaya isla markaana inoo sooo jeedinaya Tababare Nololeed Nuux Khadar Ali

Read More »

Dhagayso;Warka Caawa Oo Idinka Imanayaa Magalada Burco Waxaana Warka Soo Jeedinaysa Wariye Ayaanle Hassan Bii'em

0 Visits: 1075 | Thursday April 06, 2017 - 19:21:35
Burco(AFKA);Warka Caawa Oo Idinka Imanayaa Magalada Burco Waxaana Warka Soo Jeedinaysa Wariye Ayaanle Hassan Bii'em

Read More »

Daawo: Aqoonyahanada Reer Somaliland ee Aadka Ugu Dedaasha Qadiyada Iyo Horumarka Somaliland oo Marki Ugu Horeysay Ka Hadashay Siday uu Aragto Heshiiska Saldhiga Berbera.

0 Visits: 495 | Thursday April 06, 2017 - 19:17:34
Hargeysa(AFKA):Aqoonyahanada Reer Somaliland ee Aadka Ugu Dedaasha Qadiyada Iyo Horumarka Somaliland oo Marki Ugu Horeysay Ka Hadashay Siday uu Aragto Heshiiska Saldhiga Berbera

Read More »

Taliyayaashii Ciidamada Booliska Iyo Milatariga Somaliya Oo Xilalkii Laga Qaaday Iyo Badalkoodii Oo La Magacaabay

0 Visits: 661 | Thursday April 06, 2017 - 19:12:38
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyey taliyayaashii ciidamada booliska iyo milatariga Jen Maxamed Sheekh Xassan Xaamud iyo Ma Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed.

Read More »

Daawo:La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arimaha Doorashooyinka Oo Kasoo Hor Jeestay Gudi Nus Danbeeda Oo Madaxweynaha Somaliland Magacaabayo

0 Visits: 484 | Thursday April 06, 2017 - 19:10:00
Hargeysa(AFKA):La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arimaha Doorashooyinka Oo Kasoo Hor Jeestay Gudi Nus Danbeeda Oo Madaxweynaha Somaliland Magacaabayo

Read More »

Daawo;Xaalada Adag Oo Ka Taagan Buuhoodle,Toban Qof Oo U Geeriyooday Xanuunka Shuban Biyoodka Iyo Wasiirkii Caafimaadka Oo La Baafinayo.

0 Visits: 627 | Thursday April 06, 2017 - 19:06:49
Buuhodle(AFKA);Xaalada Adag Oo Ka Taagan Buuhoodle,Toban Qof Oo U Geeriyooday Xanuunka Shuban Biyoodka Iyo Wasiirkii Caafimaadka Oo La Baafinayo.

Read More »

Daawo;Jaamacada islamic online university Ee Magaalada Hargeysa Oo Ay Ka Qalin Jabiyeen Dufcadii 2aad+Masuulyin Sarsare Oo Ka Qeyb Gashay.

0 Visits: 702 | Thursday April 06, 2017 - 19:01:04
Hargeysa(AFKA);Jaamacada islamic online university Ee Magaalada Hargeysa Oo Ay Ka Qalin Jabiyeen Dufcadii 2aad+Masuulyin Sarsare Oo Ka Qeyb Gashay.

Read More »