Wararka

Daawo:Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarinta Somaliland Oo Gaadhi Ku Wareejiyay Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja.

0 Visits: 534 | Wednesday April 05, 2017 - 16:56:36
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarinta Somaliland Oo Gaadhi Ku Wareejiyay Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja.

Read More »

Daawo;Deeq Rashina Oo La Gaadhsiiyay Dadka Abaartu Barakicisay Ee Bariga Magaalada Ceerigaabo.

0 Visits: 541 | Wednesday April 05, 2017 - 16:41:34
Ceerigabo(AFKA);Deeq Rashina Oo La Gaadhsiiyay Dadka Abaartu Barakicisay Ee Bariga Magaalada Ceerigaabo.

Read More »

Daawo:Caasimada Hargeysa Oo Lagu Soo Bandhigay Aasaar Taariikhiya Oo Laga Soo Ururiyay Meelo Ku Suntan Taarikhda Somaliland

0 Visits: 516 | Wednesday April 05, 2017 - 16:34:25
Burco(AFKA):Caasimada Hargeysa Oo Lagu Soo Bandhigay Aasaar Taariikhiya Oo Laga Soo Ururiyay Meelo Ku Suntan Taarikhda Somaliland

Read More »

Muuq-baahiye Cadaysatay Cayda Iyo Aflagadada Somaliland Iyo Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Moogan +Xukumada Soomaliya Oo Lacag Ku Siisa.

0 Visits: 664 | Wednesday April 05, 2017 - 12:39:13
Muuqbaahiye Ka Mida Muuqbaahiyasha Ku Hadla Afka Soomalida Oo Cadaysatay Inuu Baahiyo Warar Iyo Barnaamijyo Ku Lid Ah Qadiyada Iyo Jiritaanka Somaliland,

Read More »

Deg Deg;Qarax goor dhaw ka dhacay naxaawiga xarunta wasaarada amniga ee magaalada Muqdisho.

0 Visits: 578 | Wednesday April 05, 2017 - 12:09:03
Qarax ilaa iyo hadda aan la qaxiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay ayaa goor dhaw ka dhacay goob maqaaxi ah oo ka soo horjeeda xarunta wasaarada amniga gudaha ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Qarammada Midoobay oo ka Hadashay Waxqabadkooda Abaarta ku Habsatay Deegaannada Jamhuuriyadda Somaliland.

0 Visits: 734 | Wednesday April 05, 2017 - 12:04:33
Mr. Keating iyo wefti uu hoggaaminayey oo booqasho laba maalmood ku yimmi Jamhuuriyada Somaliland, ayaa la kulmay Madaxweynaha Somaliland iyo xubno ka tirsan xukuumadda, Guddiga qaran ee Taakulaynta abaaraha iyo Ururrada Bulshada. Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay ee u qaabilsan Somaliland…

Read More »

Waraaq Ku Galka Wadanka Suuriya Oo Nooqday Ka Ugu Qaalisan Qiimaha Iibkiisa Iyo Sababa Keenay

0 Wednesday April 05, 2017 - 10:45:02
Passport-Ka Dalka Suuriya Oo Noqday Ka Ugu Qaallisan Adduunka.

Read More »

Qaar Ka Mida Ciidamo Ka Tirsan Pakistaan Oo Lala Beegsaday Qarax Iyo Khasaare Ka Dhashay

0 Visits: 791 |
gaadhi miineysan oo lagu dhuftay kolonyo ay la socdeen military-gga dalka Pakistaan

Read More »

Ururka Daacish Oo Soo Saaray Liis Dil Ah Oo Uu Ku Jiro Madaxweynaha Maraykanka.

0 Visits: 678 |
Ururka Daacish Oo Soo Saaray Liis Dil Ah Oo Uu Ku Jiro Madaxweynaha Maraykanka.

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta loo qeybinaayo mooshin ka dhan ah Saldhigga Imaaraadka ee Berbera

0 Visits: 519 |
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta loo qeybinaayo mooshin ka dhan ah Saldhigga Imaaraadka ee Berbera

Read More »

Daawo:Waraysi Xiiso Badan Oo La La Yeeshay Ergayga Gaarka Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya.

0 Visits: 530 | Wednesday April 05, 2017 - 10:00:27
Hargeysa(AFKA);Waraysi Xiiso Badan Oo La La Yeeshay Ergayga Gaarka Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya

Read More »

Zuma oo lagu cadaadinayo inuu is casilo

0 Visits: 578 | Wednesday April 05, 2017 - 09:07:49
Midowga ururrada shaqaalaha ee dalka Koonfur Afrika ugu awoodda badan ayaa ugu baaqay madaxweynaha dalkaasi in uu xilka iskaga tago.

Read More »

58 Qof Oo Ku Dhintay Kiimiko Lagu Weeraray Magaalada Idlib Ee Dalka Suuriya.

0 Visits: 621 | Wednesday April 05, 2017 - 08:39:11
Ugu yaraan 58 ruux ayaa ku dhimatay dad kale ayaana ku dhaawacmay weerar laga shakiyay

Read More »

Tunisiya oo Xidhay Baar muusik iyo Eadaan isku daray.

0 Visits: 541 | Wednesday April 05, 2017 - 08:21:22
Baar ku yaalla Tunisiya ayaa albaabada loo laabay ka dib markii la arkay muuqaal muujinaya aadaan loo daaray dad qoob ka ciyaar dheelaya, sida ay saraakiishu sheegeen.

Read More »

Duuliye khamri cabay oo 8 bilood oo xabsi ah lagu xukumay.

0 Visits: 675 | Wednesday April 05, 2017 - 08:16:44
Duuliye sarqaansanaa oo doonayey in uu kaxeeyo diyaarad ayay Kanada ku xukuntay 8 bilood oo xabsi ah. waxaana xukunkaasi laga jaray mudadii uu ku sii jiray xabsiga.

Read More »

Dhagayso;Warka Caawa Oo Idinka Imanayaa Magalada Burco Waxaana Warka Soo Jeedinaysa Wariye Nasteexo Daa'uud Siciid.

0 Visits: 1721 | Tuesday April 04, 2017 - 21:50:58
Burco(AFKA);Warka Caawa Oo Idinka Imanayaa Magalada Burco Waxaana Warka Soo Jeedinaysa Wariye Nasteexo Daa'uud Siciid.

Read More »

Daawo;Suxufiyiinta TV ga Saab Ayaa Xukuumadda Ka Codsaday In La Sii Daayo Weriye Coldoon

0 Tuesday April 04, 2017 - 21:27:34
Suxufiyiinta TV ga Saab Ayaa Xukuumadda Ka Codsaday In La Sii Daayo Weriye Coldoon

Read More »

Daawo; oday jiray 137 oo guursaday 27 damar ah

0 Tuesday April 04, 2017 - 19:36:17
oday jiray 137 oo guursaday 27 damar ah

Read More »

Daawo:Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Burco Iyo Xidlhibaan Basaale Oo Ka Hadalay Xalaada Abaaraha Ee Gobolka Togdheer Oo Meel Adag Maraysa.

0 Visits: 618 | Tuesday April 04, 2017 - 16:57:44
Burco(AFKA):Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Burco Iyo Xidlhibaan Basaale Oo Ka Hadalay Xalaada Abaaraha Ee Gobolka Togdheer Oo Meel Adag Maraysa

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarinta Caalamiga Ee Somaliland Mahamed Qabyo-tire Oo Qalab Casriya iyo Gaadhi Ku Wareejiyay Komishanka Dooroshoyinka Somaliland.

0 Visits: 826 | Tuesday April 04, 2017 - 16:51:10
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarinta Caalamiga Ee Somaliland Mahamed Qabyo-tire Oo Qalab Casriya iyo Gaadhi Ku Wareejiyay Komishanka Dooroshoyinka Somaliland.

Read More »