Wararka

Wada,Hadaladii Somaliland Iyo Kooxda KHAATUMO Oo Ka Furmay Dalka Jabouti Iyo Masuuliyiinta Ka Qayb Gashay

0 Saturday March 25, 2017 - 17:52:48
Wada,Hadaladii Somaliland Iyo Kooxda KHAATUMO Oo Ka Furmay Dalka Jabouti Iyo Masuuliyiinta Ka Qayb Gashay

Read More »

a Daawo:Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bariga Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirkii Hore Ee Biyaha Somalilandhttps://youtu.be/itRoFPzcXxY

0 Saturday March 25, 2017 - 17:52:48
Daawo:Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bariga Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirkii Hore Ee Biyaha Somaliland

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Macalin Lamagac Ah Oo Dhawaan Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Kaftankii Dhexmaray+Sawiro

0 Visits: 780 | Friday March 24, 2017 - 17:20:46
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Macalin Axmed Maxamed Maxamud (Axmed Silaanyo ) Oo La Magaca Madaxwaynaha Somaliland Oo Saddax Cisho Ka Hor Lagu Xidhay Gudaha Magalada Hargaysa.

Read More »

Gudoomiyaha Degmada Ceerigaabo Oo Ka Warbixiyay Xalada Addag Ee Abaaraha Iyo Baaqa Uu U Diray Gudida Heer Qaran Ee Abaaraha.

0 Visits: 398 | Friday March 24, 2017 - 17:16:05
Gudoomiyaha Degmada Ceerigaabo Oo Ka Warbixiyay Xalada Addag Ee Abaaraha Iyo Baaqa Uu U Diray Gudida Heer Qaran Ee Abaaraha.

Read More »

Daawo Muqaal:Haayada DRC Ayaa Biyo Dhaamis Ka Bilowday Degaano Ka Tirsan Gobolka Daadmadhedh

0 Visits: 568 | Friday March 24, 2017 - 16:24:41
Daawo:Haayada DRC Ayaa Biyo Dhaamis Ka Bilowday Degaano Ka Tirsan Gobolka Daadmadhedh

Read More »

Daawo Muqaal:Abwaan Faarax Murtiile Oo Hab Farshaxamaysan Ugu Gar Qaaday Somaliland Iyo Somaliya.

0 Visits: 660 | Friday March 24, 2017 - 16:22:38
Daawo Muqaal:Abwaan Faarax Murtiile Oo Hab Farshaxamaysan Ugu Gar Qaaday Somaliland Iyo Somaliya.

Read More »

Hal Abuur Maxamed Mahad Muxumed Oo Maansadii Ugu Horaysay Ku Soo Galay Silsilada Miimlay Iyo Dulucdeeda

0 Visits: 1198 | Friday March 24, 2017 - 16:18:56
Waan uga guurayaa godka maansada miimley waayo waxay maraysaa halkii rabi ha u naxariistee Cabdi Iidaan ka yidhi-

Read More »

Daawo:Abwaan Laabsalaax Oo U Jawaabay Fanaanta Yrurb Geenyo Iyo Fananiin Kale.

0 Visits: 1030 | Friday March 24, 2017 - 16:16:10
Abwaan Laabsaalax gudoomiyaha kooxda xidigaha Geeska ayaa waxaa uu ka hadley sababta kooxdaasi looga saaray faanaaninta Yurub Geenyo , Nimaac Hilaac , Hodan Cabdiraxmaan iyo Yuusuf Hanad

Read More »

Muqdisho : Qarax Xoogan Oo Gordhaywad Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey

0 Visits: 432 | Friday March 24, 2017 - 16:13:14
Qarax aad u weyn ayaa goor dhoweyd waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho , waxaana qaraxaas ka soo baxaya warar kala duwan

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorshaynta Somaliland Mudane maxamed ibraahim qabyitire Oo Kormeer Ku Soo Maray Mashaariic Hay'adda Al-Huda Ku Wada Hargeysa

0 Visits: 482 | Friday March 24, 2017 - 16:12:01
Wasiirka Qorshaynta Somaliland Mudane maxamed ibraahim qabyitire Oo Kormeer Ku Soo Maray Mashaariic Hay'adda Al-Huda Ku Wada Hargeysa

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Xusni Mubaarik Oo Xabsiga Laga Sii Daayey Iyo Halka La Geeyey

0 Visits: 467 | Friday March 24, 2017 - 16:09:57
Waxaa xabsigaasi la geliyay 2011 markii xukunka laga tuuray Waxaa lagu hayay cisbitaal milateri oo ku yaalla caasimadda Qaahira.Go'aankan ayaa daba socda xukun ay horraantii bishan riday maxkamad, taasoo ku weyday dacwado la xidhiidhinaayo dilka tobanaan dibed baxayaal ah oo ka qeyb qaadanayay mudahaaradyadii…

Read More »

Daawo:Muxaadaro Cusub Oo Ka Hadlaysa Iskaashiga Dadka Muslimiinta Dhexdooda Oo Uu Soo Jeedinaya Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir.

0 Visits: 525 | Friday March 24, 2017 - 12:09:41
Muxaadaro Cusub Oo Ka Hadlaysa Iskaashiga Dadka Muslimiinta Dhexdooda Oo Uu Soo Jeedinaya Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir.

Read More »

Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Ka Noqday Mooshin Laga Keenay Madaxweyne Shariif

0 Visits: 563 | Friday March 24, 2017 - 12:05:49
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka koonfur galbeed ee dalka somaliya ayaa ka laabtay mooshain inay doonayeen inay xilka kaga qaadaan madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Read More »

Dawlada Maraykanka Oo Safiirkiisa Isra'iil U Magacaabay Cunsuri Xagjir Ah.

0 Visits: 489 | Friday March 24, 2017 - 12:02:47
Aqalka Senate-ka ayaa meelmariyay in David Friedman uu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u fadhiya Israa'iil. Xubnaha u codeeyay ayaa ahaa 52 waxaana meelmariyay 46, inkastoo ay ka soo horjeedsadeen xubnaha xisbiga Dimuqraaadiga. Friedman oo mar Donald Trump u soo noqday qareen ayaa aad uga soo…

Read More »

Madaxweyne Trump Oo Qorshaynaya In La Laalo Adeega Caafimaadka Ee Obama Care -

0 Visits: 477 | Friday March 24, 2017 - 11:59:04
Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump, ayaa waxa uu dalbaday in cod loo qaado dib u habaynta lagu sameynayo adeegga daryeelka caafimaad ee dalkaasi, si meesha looga saaro qorshihii uu sameeyay maamulkii Obama, inkastoo aanay weli caddayn in ay xisbigiisu uu haysto taageero ku filan si ay arrintaa…

Read More »

Waa Maxay Sababtay Hindiya Uga Baxday Ciyaaraha Kubada Cagta ?.

0 Visits: 567 | Friday March 24, 2017 - 11:55:46
Waa Maxay Sababtay Hindiya Uga Baxday Ciyaaraha Kubada Cagta ?.

Read More »

Magaalada Burco Oo Si Wayn Looga Dareemay Heegankii Cusla Ee La Geeliyey Ciidanka Booliska Somaliland

0 Visits: 877 | Friday March 24, 2017 - 11:54:42
Magaalada Burco Oo Si Wayn Looga Dareemay Heegankii Cusla Ee La Geeliyey Ciidanka Booliska Somaliland Magaalada Burco Ee Xaruunta Gobolka Togdheer Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Si Wayn Looga Dareemay Heegankii La Geliyey Ciidanka Booliska Somaliland

Read More »

Faah-faahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaysa Weerarkii Lagu Qaaday Baarlamaanka UK

0 Visits: 409 | Friday March 24, 2017 - 11:52:57
Faafaahin dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxaysaa Khaalid Mascuud oo 52-jir ahaa oo Arbacadii gaadhi ku jiidhsiiyay dad marayay buundada Westminster ee magaalada London, ka hor inta uusan si xun u tooriyeen askari boolis ah oo ilaalo ka ahaa baarlamanka UK.

Read More »

Dooni Ay Saarnaayeen 240 Tahariibayaal Ah Oo Ku Dagtay Xeebaha Dalka Liibaya Iyo Tirada Dhimashada.

0 Visits: 608 | Friday March 24, 2017 - 11:51:35
Dooni Ay Saarnaayeen 240 Tahariibayaal Ah Oo Ku Dagtay Xeebaha Dalka Liibaya Iyo Tirada Dhimashada. Wararka ka imanaya dalka Libya ayaa sheegaya in laga cabsi qabo inay dhinteen dad ka badan labo boqol oo ruux kuwaasoo ahaa tahriibayaal kadib markii ay la degtay doon ay saarnaayeen.

Read More »

USA: 68 Dal Oo Ka Mid ah sbaheysiga La Dagaalamaya Daacish Oo Washington Ku Kulmay

0 Visits: 420 | Friday March 24, 2017 - 11:48:22
Shirkan ayey ku kulmeen wafuud ka kala socotay 68 wadan oo kamid ah isbaheysiga la dagaalanka kooxda xagjirka ah ee Daacish. Kulankan ayaa ah kii ugu horeeyey oo ka dhaca magaalada Washington ee caasimada Maraykanka tan iyo intii ay xilka la wareegtay xukuumada Trump.

Read More »