Wararka

Daawo;Culimada Gobolka Tago Dheer Oo Soo Saaray Bayaan Ay Kaga Soo Hor Jeedaan Xeerka Baananka Ribada Ee Hor Yala Barlamanka Somaliland.

0 Visits: 639 | Thursday March 16, 2017 - 16:26:35
Burco(AFKA);Culimada Gobolka Tago Dheer Oo Soo Saaray Bayaan Ay Kaga Soo Hor Jeedaan Xeerka Baananka Ribada Ee Hor Yala Barlamanka Somaliland.

Read More »

Isuduwaha Barnaamijyadda Xisbiga Waddani Ee USA OO Ka Warramay Guulihi Xisbigu Ku Tallaabsaday Mudadi Udanbeeyay.

0 Visits: 430 | Thursday March 16, 2017 - 16:22:55
Xisbiga Waddani Laantiisa USA Wuxuu Marayaa Halkii Ugu Wanaagsanaa Abid. Waxa Ku Soo Biirey Cudud Iyo Cuud Camaarkaa Ka Badan. Waxa Dib Loo Habeeyey Guddiyadii Iyo Nidaamkii Xisbiga. Waxa Dib Loo Dhisey Garabkii Haweenka Iyo Garabkii Dhalinyarada.

Read More »

Wasaarada Duulista Oo Ganacsade Qoyska Madaxtooyada Ka Soo Jeeda Siisay Qandaraas Shan Milyan Oo Doolar Ku Kacaya Oo Aan Wax Tartan Ah Loo Gelin.

0 Visits: 790 | Thursday March 16, 2017 - 16:16:10
Hargeysa(AFKA);Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, ayaa si cad oo aan qarsoodi lahayn qandaraaska dhismaha Run-way-ga madaarka Burco u siisay ganacsade can ah oo kasoo jeeda qoyska madaxweyne Siilaanyo

Read More »

Daawo: Madal Qurba Jogta Reer Somaliland Ay Su'alo Ku Waydinayen Waftiga Xisbiga Waddani Ee Ku Sugan Waddanka Uk Iyo Xog Waranka Abaaraha Ka Jira Dalka.

0 Visits: 640 | Thursday March 16, 2017 - 16:09:16
London(AFKA);Madal Qurba Jogta Reer Somaliland Ay Su'alo Ku Waydinayen Waftiga Xisbiga Waddani Ee Ku Sugan Waddanka Uk Iyo Xog Waranka Abaaraha Ka Jira Dalka.

Read More »

Daawo;Badhasaab Ramaax Oo Fadhiigisu Noqday Caasimada Hargeysa Oo Dhaliilo Uso Jediyay Badhasaabki Hore Ahna Wasiirka Qorshaynta Qaran Qabyo Tire.

0 Visits: 495 | Thursday March 16, 2017 - 11:55:35
Hargeysa(AFKA);Badhasaab Ramaax Oo Fadhiigisu Noqday Caasimada Hargeysa Oo Dhaliilo Uso Jediyay Badhasaabki Hore Ahna Wasiirka Qorshaynta Qaran Qabyo Tire

Read More »

Daawo;Muuqalka Bilicsan Ee Saka Ku Waa Barisatay Magalada BerBera Ee Xarunta Gobalka Saaxil.

0 Visits: 448 | Thursday March 16, 2017 - 09:12:11
BerBera(AFKA);Muuqalka Bilicsan Ee Saka Ku Waa Barisatay Magalada BerBera Ee Xarunta Gobalka Saaxil

Read More »

Amarka Trump Oo La Hakiyay Inta Aanu Dhaqangelin

0 Visits: 597 | Thursday March 16, 2017 - 09:01:45
Dadkan dacwadahan gudbiyay ayaa ku doodaya in amarkan uu hareer marsan yahay shuruucda federaalka Maraykanka ee ku aaddan soogalootiga.

Read More »

UK oo billawday olole lacag loogu uruurinayo abaaraha bariga Afrika.

0 Visits: 532 | Thursday March 16, 2017 - 08:48:24
Hay'adaha gargaarka ee saldhiggoodu yahay wadanka Ingiriiska ayaa maanta oo Arbaca waxay qabanayaan codsi wada jir ah mucaawino loogu ururinayo malaayiinta qof ee macaluushu ku soo foodsaartay Bariga Afrika.

Read More »

Daawo;Xoghayaha Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Xisbiga Waddani Oo Si Adag U Dhalilay Xukuumada Xadhiga Iyo Caga Juglaynta Ay Ku Hayso Dhalinyarada Gobalka Saaxil.

0 Visits: 514 | Wednesday March 15, 2017 - 18:55:41
Hargeysa(AFKA);Xoghayaha Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Xisbiga Waddani Oo Si Adag U Dhalilay Xukuumada Xadhiga Iyo Caga Juglaynta Ay Ku Hayso Dhalinyarada Gobalka Saaxil.

Read More »

Daawo;Hawenay ka Mida Masuuliyinta Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Dhaliishay Xukuumada Shaqo La'anta Baahsan Ee La Tabalaysan Yihin Da'yarta Somaliland.

0 Visits: 614 | Wednesday March 15, 2017 - 18:43:39
Hargeysa(AFKA);Hawenay ka Mida Masuuliyinta Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Dhaliishay Xukuumada Shaqo La'anta Baahsan Ee La Tabalaysan Yihin Da'yarta Somaliland.

Read More »

Nuxurka Kulan Muqdisho Ku Dhex Maray Madaxweyne Farmaajo Iyo Xoghayaha Arimaha Dibada Dalka Ingiriiska

0 Visits: 608 | Wednesday March 15, 2017 - 17:28:09
Muqdisho(AFKA);Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta kulan la qaatay xoghayaha arimaha dibada ee dawlada Ingiriiska Boris Johnson oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo;;Safarada Dalka Maraykanka Ee Magalada Muqdisho Oo Kulan Lagu Horumarinayo Haweenka Magalada Muqdisho Ku Qabatay Gudaha Safarada.

0 Visits: 534 | Wednesday March 15, 2017 - 17:25:46
Muqdisho(AFKA);Safarada Dalka Maraykanka Ee Magalada Muqdisho Oo Kulan Lagu Horumarinayo Haweenka Magalada Muqdisho Ku Qabatay Gudaha Safarada.

Read More »

Daawo;Taliyaha Ciidanka Policeka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Caruur Lagu Qadanayo Gudaha Magalada Burco Fariina U Diray Shacabka Gobolka Togdheer.

0 Visits: 530 | Wednesday March 15, 2017 - 17:15:57
Burco(AFKA);Taliyaha Ciidanka Policeka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Caruur Lagu Qadanayo Gudaha Magalada Burco Fariina U Diray Shacabka Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo:Xaalada Abaraha Gobalada Bariga Gaadhay Meel Halis ah iyo Dadkii Oo Kaamam isugu Soo Ururay Saladiinta Oo Baaq U Diray Xukuumada.

0 Visits: 549 | Wednesday March 15, 2017 - 17:05:18
Burco();Xaalada Abaraha Gobalada Bariga Gaadhay Meel Halis ah iyo Dadkii Oo Kaamam isugu Soo Ururay Saladiinta Oo Baaq U Diray Xukuumada.

Read More »

Daawo:Culimada Waaweyn Ee Somaliland Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Baananka Ribada Iyago Xildhibaanadada Digniin U Direy.

0 Visits: 665 | Wednesday March 15, 2017 - 16:00:32
Hargeysa(AFKA):Culimada Waaweyn Ee Somaliland Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Baananka Ribada Iyago Xildhibaanadada Digniin U Direy.

Read More »

Daawo;Weftigii Gudoomiyaha Kulmiye Oo Nairobi Kula Kulmay Baanka Aduunka Iyo Hay'adda Conflict Dynamics.

0 Visits: 514 | Wednesday March 15, 2017 - 15:43:31
Nayrobi(AFKA);Weftigii Gudoomiyaha Kulmiye Oo Nairobi Kula Kulmay Baanka Aduunka Iyo Hay'adda Conflict Dynamics

Read More »

Kooxda Fanaaninta Xidigaha Geeska Oo Gor Dhawayd Ku Dhawaqay Inay Gabi Ahaanba Kooxda Xidigaha Ka Sareen Fanaanada Canka Ee Yurub Genyo.

0 Visits: 956 | Wednesday March 15, 2017 - 15:34:35
Hargeysa(AFKA);Kooxda fanaaniinta xidigaha Geeska ayaa maanta shaaciyey inay gaadheen go,aamo sameeyey qaar ka mid ah xubnaha kooxda.

Read More »

Daawo;Wasiirka Ganacsiga Somaliland Ka Hadlay Sababta Ka Danbaysay Cabashada Shaqalaha Dekada BerBera Shegayna In Xal Laga Gadhay.

0 Visits: 535 | Wednesday March 15, 2017 - 15:28:07
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Ganacsiga Somaliland Ka Hadlay Sababta Ka Danbaysay Cabashada Shaqalaha Dekada BerBera Shegayna In Xal Laga Gadhay.

Read More »

Daawo:Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Shaaca Ka Qaadey In Kulama Ay Wada Yeshan Ka Dib Xal Laga Gadhay Cabashadii Shaqalaha Dekada BerBera.

0 Visits: 496 | Wednesday March 15, 2017 - 15:11:58
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Shaaca Ka Qaadey In Kulama Ay Wada Yeshan Ka Dib Xal Laga Gadhay Cabashadii Shaqalaha Dekada BerBera.

Read More »

Daawo;Maareyaha Dekada BerBera Oo Ka Shegay In Xal Laga Gaadhay Tabashadi Iyo Muranki Ragadiyay Shaqalaha Dekada BerBera.

0 Visits: 520 | Wednesday March 15, 2017 - 14:56:11
Hargeysa(AFKA);Maareyaha Dekada BerBera Oo Ka Shegay In Xal Laga Gaadhay Tabashadi Iyo Muranki Ragadiyay Shaqalaha Dekada BerBera.

Read More »