Wararka

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Tagay Magaalada London+Sawiro

0 Visits: 610 | Wednesday March 15, 2017 - 13:55:26
London(AFKA);Waxaa Garoonka Diyaaradaha kaga Hortagay Tageerayaasha xisbiga Waddani Iyo qaar ka mid ah bulshada Somaliland ee ku nool dalka Ingiriiska.

Read More »

Deg Deg:Waftigii Madaxwayne Ku Xigeenku Hogaaminayo Oo Ka DHoofay Hargeysa Una Sii Jeeda Dubai Iyo Faah-faahin Ay Ka Bixiyeen Ujeedada Socdaalkooda.

0 Visits: 664 | Wednesday March 15, 2017 - 12:12:46
Hargeysa(AFKA);Waftigii Madaxwayne Ku Xigeenku Hogaaminayo Oo Ka DHoofay Hargeysa Una Sii Jeeda Dubai Iyo Faah-faahin Ay Ka Bixiyeen Ujeedada Socdaalkooda.

Read More »

Daawo:Somaliland Oo Sheegtay In Imaraadku Safaaradiisii Uu Kala Baxay Magaalada Moqdisho.

0 Visits: 615 | Wednesday March 15, 2017 - 11:51:59
Hargeysa(AFKA);Somaliland Oo Sheegtay In Imaraadku Safaaradiisii Uu Kala Baxay Magaalada MoqdishoWasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland

Read More »

Xoghayaha arimaha dibada dalka UK socdaalka uu maanta ku soo gaadhay Muqdisho oo aanan horay loo sii shaacin, ayaa mar kaliya laga warhelay.

0 Visits: 529 | Wednesday March 15, 2017 - 11:39:09
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Britain Boris Johnson ayaa saaka socdaal lama filaan ah ku yimid magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo;Abwaan Maxamed Galaydh Oo Maanso Cajiib ah kaga qayb qatay Silsiladiiu Bilabay Abwaan Weedhsame

0 Visits: 1519 | Wednesday March 15, 2017 - 11:24:08
Burco(AFKA);Abwaan Maxamed Galaydh Oo Silsiladii Cajiib ah kaga qayb qatay Maansadii u Bilabay Abwaan Weedhsame"Sharcigeenu Waa Mood Ganacsade Maroorsaday, Madaxtoyadeeduna waa Mutule Taagena Wax kalaa na maamula"

Read More »

Aqalka Cad oo ka carooday canshuur celinta Trump ee la baahiyay.

0 Visits: 595 | Wednesday March 15, 2017 - 11:20:17
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sanadkii 2015 bixiyay 38 milyan oo canshuur ah isaga oo ay soo gashay in kabadan 150 milyan oo doolar, sida ay muujinayso canshuur celintiisii oo la dusiyay.

Read More »

Dadka reer Hong Kong oo ka dabo dhacay boliis 'halyay' ah.

0 Visits: 606 | Wednesday March 15, 2017 - 09:35:06
Wiil 20 jir ah oo booliiska Hong Kong ka tirsan ayaa caan ka noqday internetka ka dib markii uu af Urduu wanaagsan ku la hadlay nin Pakistani ah oo rabay in uu is dilo.

Read More »

Ciidammada Maraykanka oo ballan qaaday wax ka qabashada sawirrada cawrada ah.

0 Visits: 601 | Wednesday March 15, 2017 - 09:25:56
Taliyaha ciidammada badda ee dalka Maraykanka ayaa wacad ku maray in lala xisaabtami doono askarta internet-ka soo dhigay sawirrada qaawanida ah ee laga qaaday gabdhaha askarta ah.

Read More »

Kalkaaliso caafimaad oo Israa'iiliyad ah oo u dhimatay dab la qabadsiiyay.

0 Visits: 471 | Wednesday March 15, 2017 - 09:13:49
Kalkaaliso caafimaad oo reer Israa'iil ah ayaa dhimatay ka dib markii nin bukaan ah uu dab ku qabadsiiyay Holon oo ku taalla Koonfurta Tel Aviv.

Read More »

Daawo: Wareysi Buuxa Oo Lala Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay.

0 Visits: 634 | Tuesday March 14, 2017 - 22:39:23
Hargeysa(AFKA);Wareysi Buuxa Oo Lala Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay

Read More »

Wasiirka Macdanta Oo Iska Wata Hawlo Macdan Baadhis Ah Oo Shacabku Cabasho Ka Qabaan Iyo Golaha Wakiilada Oo Ka Hor Yimid.

0 Visits: 407 | Tuesday March 14, 2017 - 22:14:35
Hargeysa(Afka);Guddida Joogta ah ee Golaha Wakiilada, ayaa sharci daro ku tilmaamay Shirkadaha Shidaal baadhista ka wada dalka, waxayna sheegeen haba yaraate inaanu jirin heshiis lala galay Shirkadahan, oo loo soo gudbiyey Golaha Wakiilada iyo sidoo kale sharci ka soo baxay Wakiilada oo loogu ogolaaday…

Read More »

Daawo:Wasiirka Diinta Iyo Aw-qaafta Somaliland Oo Kasoo Hor Jeestay Xeerka Baananka Somaliland Oo Xukuumadu Hor Geysay Golaha Wakiilada.

0 Visits: 622 | Tuesday March 14, 2017 - 22:09:31
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Diinta Iyo Aw-qaafta Somaliland Oo Kasoo Hor Jeestay Xeerka Baananka Somaliland Oo Xukuumadu Hor Geysay Golaha Wakiilada

Read More »

Mudanayaasha Golaha Wakiilada Oo Cod Gacan Taag Ah Ku meel Mariyay Wasiiro,Wasiiru Dawlayaal Iyo Wasiir Ku Xigeeno.

0 Visits: 482 | Tuesday March 14, 2017 - 16:12:23
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyey xubno ka mid ah golaha wasiirada uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Siilaanyo.

Read More »

Daawo: Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble oo Si Adag uga Hadlay Xaflad Laga Hor Istaagay Xisbiga WADDANI iyo Fariin Adag oo uu u Direy Xukuumada.

0 Visits: 396 | Tuesday March 14, 2017 - 16:01:56
Hargeysa(AFKA);Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble oo Si Adag uga Hadlay Xaflad Laga Hor Istaagay Xisbiga WADDANI iyo Fariin Adag oo uu u Direy Xukuumada

Read More »

Daawo:Kooxdii Burcad Badeeda Aheyd Ee Markabka Ka Qafaashey Badweynta Hindiya Oo Ka Hadlay Xaalada Markabkii Ay Kaxaysten

0 Visits: 642 | Tuesday March 14, 2017 - 15:36:17
Boosaso(AFKA):Kooxdii Burcad Badeeda Aheyd Ee Markabka Ka Qafaashey Badweynta Hindiya Oo Ka Hadlay Xaalada Markabkii Ay Kaxaysten

Read More »

Salaad Roob Don Ah Oo Laga Tukaday Magalada Muqdisho Iyo Raysal Wasaraha Somaliya Ayaa Kala Qayb Galay Shacabka Somaliya.

0 Visits: 508 | Tuesday March 14, 2017 - 15:14:37
Muqdisho(AFKA);Salaad "Roob doon" ah, ayaa maanta lagu oogay Banaanka hore ee Masaajidka Isbahaysiga ee magaalada Muqdiaho, waxaana kasoo qeyb-galay masuuliyiin, culumaa'udiin, Ardada dugsi Qur'aanka iyo dadweyne ka kala yimid degmooyinka gobolka banaadir.

Read More »

Daawo;Jahliyada Somalida Ku Dhaqan UK Ayaa Xaflad Soo Dhawayna U Sameeyey Wasiirka Jinsiyadaha Iyo Soo Galootiga Dalka Canda.

0 Visits: 513 | Tuesday March 14, 2017 - 15:06:51
Jahliyada Somalida Ku Dhaqan UK Ayaa Xaflad Soo Dhawayna U Sameeyey Wasiirka Jinsiyadaha Iyo Soo Galootiga Dalka CANADA

Read More »

Akhriso Wareegtadii Xukuumadu Ku Hor Istaagtay Shirarka Lagu Qabto Hudheelada Dalka Iyo Hanjabaada Ka Muuqata.

0 Visits: 755 | Tuesday March 14, 2017 - 15:04:37
Xukuumada Somaliland ayaa wareegto ay soo saartay ku mamnuucday in la qabto shirar ka soo horjeeda maal gashi ay sheegtay in dalka lagu samaynayo.

Read More »

Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Xisbiga WADDANI Ka Hor Istaagtay Shir Khatar Ku Ah Amaanka Dalka Oo Ay Ku Qaban Lahaayeen Hotel Ku Yaala Magaalada Hargeisa.

0 Visits: 513 | Tuesday March 14, 2017 - 15:00:29
Hargeysa(AFKA):Xukuumada Somaliland Oo Xisbiga WADDANI Ka Hor Istaagtay Shir Khatar Ku Ah Amaanka Dalka Oo Ay Ku Qaban Lahaayeen Hotel Ku Yaala Magaalada Hargeisa

Read More »

Daawo;Wasiirka Boosaha Oo Golaha Wakiilada U Jeediyay Khudbad Uu Kaga Hadlayo Sidii Loo Midayn Lahaa Isgaadhsiinta Somaliland.

0 Visits: 441 | Tuesday March 14, 2017 - 14:57:34
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Boosaha Oo Golaha Wakiilada U Jeediyay Khudbad Uu Kaga Hadlayo Sidii Loo Midayn Lahaa Isgaadhsiinta Somaliland.

Read More »