Wararka

Deg Deg:Shil Baabuur Oo Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh Oo Saaka Ka Dhacay Duleedka Magaalada Laascaanood.

0 Visits: 711 | Tuesday March 14, 2017 - 14:44:42
Laascanod(AFKA);Baabuur Oo Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh Oo Saaka Ka Dhacay Duleedka Magaalada Laascaanood

Read More »

Turkiga Oo Wadamada Midawga Yurub Ku Eedeeyey Inay Meel Dhaw Wax Ka Arkaan Oo Aanay Lahayn Aragti Dheer

0 Visits: 667 | Tuesday March 14, 2017 - 14:22:15
Turkiga ayaa ku tilmaamay Midowga Yurub mid indhaw garad ah ka dib markii midowgu ku tirtirsiyey Ankara in ay joojiyo hadallada dhiifta leh ee ay ku durayso Netherlands oo ay diblomaasiyadda isku seegeen.

Read More »

Daawo:Wasiirka Dhaqanka Iyo DalXiiska Somaliland Ayaa Maanta Goolaha Wakiilada Hor Tegay Iyo Goobo Taarikhiya Oo U Ka Warbixiyey.

0 Visits: 570 | Tuesday March 14, 2017 - 14:03:27
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Dhaqanka Iyo DalXiiska Somaliland Ayaa Maanta Goolaha Wakiilada Hor Tegay Iyo Goobo Taarikhiya Oo U Ka Warbixiyey

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Laga Hor Istaagay Dood Ku Saabsan Saldhiga Milateri Ee Imaaraadka Oo Uu Doonayay In Uu Hargaysa Ku Qabto.

0 Visits: 435 | Tuesday March 14, 2017 - 12:10:50
Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa saaka ubalansanaa dood kusaabsan saldhiga milateri ee Xukuumada Somaliland u ogolaatay Imaaraadka inay ku qabtaan huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa.

Read More »

Markab lagu af-duubtay xeebaha Soomaaliya markii ugu horreysay muddo sanado ah

0 Visits: 539 | Tuesday March 14, 2017 - 12:01:06
Wararka ayaa tibaaxaya in Markab nooca xamuulka ah laga af-duubay meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya.

Read More »

Ka bixidda Britain ee EU oo la ansixiyey.

0 Visits: 507 | Tuesday March 14, 2017 - 11:56:52
Baarlamaanka Ingiriiska ayaa ansixiyey sharciga qabyada ah ee ay Britain uga baxayso midowga Yurub.

Read More »

Pogba Waxa Uu Ahaa Xiddigii Ugu Fiicnaa Garoonka" Mourinho Oo Si Adag U Difaacay Xiddiga Ugu Qaalisan Dunida.

0 Visits: 679 | Tuesday March 14, 2017 - 11:47:22
Jose Mourinho ayaa si cajiib ah u soo jeediyay in Paul Pogba uu u qalmay abaalmarinta xiddiga garoonka ka dib guuldaradii Man United ka soo gaartay Chelsea.

Read More »

Chelsea Oo U Soo Baxday Afar Dhamadka FA Cupka, N'Golo Kanté Blues Ka Caawiyay In Ay Guul Ka Gaadho Toban Ciyaartoy Oo Man United Ah Iyo Conte Oo Mourinho Markale Dhulka Dhigay.

0 Visits: 1147 | Tuesday March 14, 2017 - 11:42:30
Chelsea ayaa u soo baxday afar dhamaadka FA Cupka kadib markii ay Stmaford Bridge guul kaga gaadhay toban ciyaartoy oo Manchester United ah. N'Golo Kanté ayaa noqday xidiga kulankan farqiga ka sameeyay wuxuuna kooxdiisa ka caawiyay in ay soo dhaafto imtixaankii Man United wuxuuna dhaliyay goolka…

Read More »

Agaasimaha Wasarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Maxamed Axmed Husen Dhabeye oo kahadlay waxqabadkii Uqabsomay + Muuqal

0 Visits: 597 | Monday March 13, 2017 - 18:59:14
Agaasimaha Wasarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Maxamed Axmed Husen Dhabeye oo kahadlay waxqabadkii Uqabsomay + Muuqal

Read More »

Xukumada Oo Guutooyin Ciidamada Amaanka Ah Usoo Diray Berbera Iyo Dareenada Ku Xeeran

0 Visits: 608 | Monday March 13, 2017 - 18:00:53
BerBera(AFKA);Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Libaan Axmed (Fooxle) Iyo Guutooyinka Ciidama Isugu Jira Ciidamada RRU Iyo SPU Oo Wata Gadiid Gashaaman Kuwaasi Oo Lagu Talo Galo Inay Xoog Ku Maquuriyaan Shaqaalaha Dekeda Berbera Oo Maalinti Labaad Ku Jira Shaqo…

Read More »

Daawo;Xisbiga Kulmiye Oo Sida Adag Ugu Hadlay Mooshin Uu Sheegay In Bari La Hor Keeni Doono Baarlamaanka Somaliya.

0 Visits: 599 | Monday March 13, 2017 - 17:57:00
Hargeysa(AFKA);Afhayeenka xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Xassan Gaafadhi ayaa waxaa uu sheegay in baarlamaanka Somaliya maalinta bari ah la keeni doono mooshin ka dhan ah saldhiga magaalada Berbera laga siiyey dawlada Imaraadka Carabta .

Read More »

Daawo:Mudaharaad Xoogan Oo Lagaga Soo Hor Jeedo Xisbiga WADDANI Oo Gilgilay Gobolka SANAAG Iyo Dhawaaq Kasoo Yeedhaya Dadka Danyarta Ah.

0 Visits: 610 | Monday March 13, 2017 - 17:47:55
Ceerigabo(AFKA):Mudaharaad Xoogan Oo Lagaga Soo Hor Jeedo Xisbiga WADDANI Oo Gilgilay Gobolka SANAAG Iyo Dhawaaq Kasoo Yeedhaya Dadka Danyarta Ah

Read More »

Daawo;Wariyayaal Caalami Ah Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Cabdirashiid Jibriil Xirsi Oo Ka War Bixiyey.

0 Visits: 486 | Monday March 13, 2017 - 15:49:47
Hargeysa(AFKA);Wariyayaal Caalami Ah Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Cabdirashiid Jibriil Xirsi Oo Ka War Bixiyey.

Read More »

Daawo:Xildhibaan Dheeg Oo Ka Hadlay Xeer Bangiyada Oo Baarlaamanka Somaliland Hor Yaala.

0 Visits: 583 | Monday March 13, 2017 - 15:43:20
Hargeysa(AFKA):Xildhibaan Dheeg Oo Ka Hadlay Xeer Bangiyada Oo Baarlaamanka Somaliland Hor Yaala

Read More »

Guddoomiye Cirro Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Saaka Safar Shaqo Ugu Dhoofay Dalka UK.

0 Visits: 570 | Monday March 13, 2017 - 15:35:11
Hargeysa(AFKA);Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Cirro, Marwadiisa iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo, ayaa safar shaqo oo hawl-maalmeed qaran ah ugu baxay dalka Ingiriiska.

Read More »

Daawo;"Madaxda Somaliland Ee Maxamuud Xaashi Ugu Horeeyo Waa Dilaaliin Saldhiga Millatarina Xamar Ayaa Laga Saxeexaya"Siciid Cilmi Rooble

0 Visits: 562 | Monday March 13, 2017 - 15:30:30
Hargeysa(AFKA);"Madaxda Somaliland Ee Maxamuud Xaashi Ugu Horeeyo Waa Dilaaliin Saldhiga Millatarina Xamar Ayaa Laga Saxeexaya"Siciid Cilmi Rooble

Read More »

Daawo:Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Lacag $20,000 Oo Doller Oo Ay Kaga Qayb Qaadanayaan Gurmadka Abaaraha.

0 Visits: 466 | Monday March 13, 2017 - 15:25:23
Hargeysa(AFKA):Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Lacag $20,000 Oo Doller Oo Ay Kaga Qayb Qaadanayaan Gurmadka Abaaraha

Read More »

Daawo:Fuull Barnaamij Ku Saabsan Soo Dhawayntii Balaadhanyd Ee Madaxwaynaha Somaliland Kala Kulmay Bulsho Waynta Ku Dhaqan Caasimada Hargeisa

0 Visits: 668 | Monday March 13, 2017 - 15:14:29
Hargeysa(AFKA);Barnaamij Ku Saabsan Soo Dhawayntii Balaadhanyd Ee Madaxwaynaha Somaliland Kala Kulmay Bulsho Waynta Ku Dhaqan Caasimada Hargeisa

Read More »

Gudoomiyaha Laanta Germany ee Xisbiga Waddani Oo Isku Shaan-dhayn Ku Sameeyey Hogaanka Sarre Ee Laamaha Xisbiga Waddani Germany.

0 Visits: 566 | Monday March 13, 2017 - 12:13:49
Gudoomiyaha Laanta Germany ee Xisbiga Waddani Oo Isku Shaan-dhayn Ku Sameeyey Hogaanka Sarre Ee Laamaha Xisbiga Waddani Germany Gudoomiyaha Laanta Germany ee Xisbiga Waddani M.Xasan Faarax Xirsi (X.Mataan) ayaa isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyey Masuuliyiinta Laantaasi War-saxaafadeed uu goor-dhawayd…

Read More »

Daawo:Isu Duwaha Wasaarada Caafimadka Ee Degmada Dhoqoshay Ayaa Ka Dayriyey Xaalada Cafimaad Ee Degma.

0 Visits: 543 | Monday March 13, 2017 - 12:08:52
Burco(AFKA);Isu Duwaha Wasaarada Caafimadka Ee Degmada Dhoqoshay Ayaa Ka Dayriyey Xaalada Cafimaad Ee Degma.

Read More »