Wararka

Dagaal ka dhacay magaalada Mowsil Ee Dalka Ciraaq

0 Visits: 564 | Monday March 06, 2017 - 08:37:01
Dagaal aad u kulul ayaa wuxuu galbeedka Mowsil ku dhex maray xoogagga xukuumadda Ciraaq iyo mintidiinta dawladda Islaamka.

Read More »

Daawo:-"Sadexda Xisbi Waxay Ku Heshiyeen Waa Sharci Daro Madaxweynuhu Wuu Shaqayn Karaaye Laba Sano Haloo Kordhiyo " Suldaan Muuse Cune.

0 Visits: 699 | Sunday March 05, 2017 - 20:23:41
Burco(AFKA):-"Sadexda Xisbi Waxay Ku Heshiyeen Waa Sharci Daro Madaxweynuhu Wuu Shaqayn Karaaye Laba Sano Haloo Kordhiyo " Suldaan Muuse Cune.

Read More »

Daawo:Garaadka Guud Ee Isimada Gobalka Sool Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay.

0 Visits: 530 | Sunday March 05, 2017 - 19:49:27
Hargeysa(AFKA):Garaadka Guud Ee Isimada Gobalka Sool Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay.

Read More »

Daawo:Xildhibaan Kayse Abdi Raage Oo Ka Mida Golaha Deegaanka Burco Oo Digniin Culus U Diray Madaxwaynaha Somaliya.

0 Visits: 646 | Sunday March 05, 2017 - 19:38:09
Burco(AFKA):Xildhibaan Kayse Abdi Raage Oo Ka Mida Golaha Deegaanka Burco Oo Digniin Culus U Diray Madaxwaynaha Somaliya.

Read More »

Daawo::Cusbataalka Oodweyne Oo La Ciir Ciiray Dad Uu Ku Dhacay Cudurka Shuban Biyoodka Iyo Xaalad Caafimaad Daro Oo Soo Food Saartay Dadka Abaaratu Samaysay.

0 Visits: 500 | Sunday March 05, 2017 - 19:24:47
Odwayne(AFKA):Cusbataalka Oodweyne Oo La Ciir Ciiray Dad Uu Ku Dhacay Cudurka Shuban Biyoodka Iyo Xaalad Caafimaad Daro Oo Soo Food Saartay Dadka Abaaratu Samaysay.

Read More »

Telefishanka Universal Oo Laga Joojiyey In Uu Ka Hawl Galo Mid Ka Mid Ah Dawladaha Soomalida

0 Visits: 725 | Sunday March 05, 2017 - 17:02:10
Maamul Gobaleedka Puntland ayaa waxaa uu deeganadiisa ka joojiyey in uu ka hawl galo telefishanka Universal Tv waxaana sidaasi lagu sheegay warqad uu goor dhaweyd soo saaray wasiir ku xigeenka warfaafinta Maamulkaas.

Read More »

CONFIRMED: UAE Envoy to Somalia Recalled to Abu Dhabi Over Base Dispute By Gulf News

0 Visits: 624 | Sunday March 05, 2017 - 17:00:22
The UAE ambassador to Somalia has been recalled in protest to demands made by the Mogadishu government to stop the development of a military base in Somaliland.

Read More »

Daawo:Qadan Hoodo Oo Ka Hadashey Sababta Ay Ugu Biirtey Xisbiga Waddani

0 Visits: 765 | Sunday March 05, 2017 - 16:59:53
Waxaa Maanta si rasmi ah u shaacisay in ay ugu biirtey xisbiga Waddani Qadan Hoodo oo ka mid ah ganacsada ugu waa weyn dumarka Soomalida .

Read More »

Madaxweynaha oo la kulmay Bahda Warbaahinta madaxa banaan

0 Visits: 552 | Sunday March 05, 2017 - 16:58:48
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta sida gaarka ah loo leeyahay ee dalka iyo ururrada ay ku midaysanyihiin suxufiyiinta.

Read More »

Daawo:-Maayerka Magaalada Borama Oo Ka Hadley Warar Sheegay In Khilaaf Ba'an Udhaxeeyo Isaga Iyo Gudoomiyaha Gobolka Awdal.

0 Visits: 587 | Sunday March 05, 2017 - 16:58:01
Maayerka Magaalada Borama Oo Ka Hadley Warar Sheegay In Khilaaf Ba'an Udhaxeeyo Isaga Iyo Gudoomiyaha Gobolka Awdal.

Read More »

Daawo; Wararka Kaso Kordhay Dagaalkii Kalabaydh Ee Ciidanka Qaranka Iyo Shacabka Deegaankaas Oo Dhimasho Sababay.

0 Visits: 764 | Sunday March 05, 2017 - 16:40:55
War Cusub Oo Ka Soo Kordhay Dagaalkii Kalabaydh Ee Ciidanka Qaranka Iyo Shacabka Deegaankaas Oo Dhimasho Sababay

Read More »

Daawo;Ciidamadda Bedda Ee Iran Oo Taageeraya Ururka Xutiyiinta Yemen Oo Weerar Ku Qaaday Maraakiibta Dalalka Khaliijka Carbeed Ee Taagan Bedda Cas Xilli Saldhiga Militaryga Ee Berbera Doodiisu Taagantahay.

0 Visits: 656 | Sunday March 05, 2017 - 16:30:02
Ciidamadda Bedda Ee Iran Oo Taageeraya Ururka Xutiyiinta Yemen Oo Weerar Ku Qaaday Maraakiibta Dalalka Khaliijka Carbeed Ee Taagan Bedda Cas Xilli Saldhiga Militaryga Ee Berbera Doodiisu Taagantahay.

Read More »

Madaxwayneku-xigeenka ahna Ku-simaha Madaxawayanaha JSL Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Masuuliyiin Ka Socotay Ururka Dawladaha Hoose Ee Dalka Holland.

0 Visits: 645 | Sunday March 05, 2017 - 16:03:15
Hargeysa(AFKA);Madaxwayneku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna Ku-simaha Madaxwayanaha Md:Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa kula

Read More »

Daawo: Boqor Cusmaan Buurmadow oo Madal uu Gudoomiye Cirro Goob Jog Aha Ku Bahdilay Se Maxuu Ku Yidhi.

0 Visits: 554 | Sunday March 05, 2017 - 15:08:45
Hargeysa(AFKA);Boqor Cusmaan Buurmadow oo Madal uu Gudoomiye Cirro Goob Jog Aha Ku Bahdilay Se Maxuu Ku Yidhi.

Read More »

Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Dalka Hindiya,Tirada Luuqadaha Lagaga Hadlo Iyo Diimaha Ay Kala Haystaan Dadka Ku Nooli Hindiya.

0 Visits: 616 | Sunday March 05, 2017 - 14:35:45
Hindia(AFKA):Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Dalka Hindiya,Tirada Luuqadaha Lagaga Hadlo Iyo Diimaha Ay Kala Haystaan Dadka Ku Nooli Hindiya.

Read More »

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha

0 Visits: 549 | Sunday March 05, 2017 - 14:33:00
Muqdisho(AFKA);Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay si gaar ah uga wada hadleen wax u qabashada dadka Soomaaliyeed ee saameynta ballaaran ay ku yeesheen Abaaruhu.

Read More »

Maamulka Hirshabeele oo sheegay in uu dib u howlgalinayo garoonkii Cisaley iyo dekeda Ceelmacaan.

0 Visits: 576 | Sunday March 05, 2017 - 12:16:48
Maamulka gobolleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in ay dib u howlgalin doonaan dekeda macmalka ah ee Ceel Macaan iyo garoonka diyaaradaha ee Cisaley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, oo mudo ka badan 15 sano ah aan la isticmaalin.

Read More »

War Deg Deg AH:Safiirkii dowlada Woqooyiga Kuuriya u fadhiyey Malaysiaoo 48 saac loo soo qabtay

0 Visits: 594 | Sunday March 05, 2017 - 09:26:32
Xukuumada Malaysia ayaa ceyrisay safiirkii dowlada woqooyiga Kuuriya u fadhiyey dalkaas, iyadoo loo qabtay inuu 48 saacadood kaga baxo wadanka.

Read More »

Qeybtii labaad Soomaali Qasab looga Soo tarxiilay Maraykanka oo Ku Soo Wajahan Magaalada Muqdisho

0 Visits: 589 | Sunday March 05, 2017 - 09:10:49
Qeyb kale oo ka mid ah dhalinyaro Soomaali ah oo ku xidhxiradheed xabsiyada dalka Mareykanka ayaa si qasab ah looga soo tarxiilayaa dalkaas, iyagoo maalmaha soo socda ku soo wajahan magaalada Muqdisho.

Read More »

Heshiisyadda Jujuubka Ah Ee Xukuumaddu Saamayn Maku Yeelan Karraan Mustaqbalka Hoggaaminneed Muuse Biixi Iyo Xisbiga KULMIYE Faallo

0 Visits: 675 | Sunday March 05, 2017 - 09:07:26
Inta badan Heshiisyadda Xukuumaddu gasho waa kuwo rayul-caamka ka dhex abuurra khilaaf iyo dooddo aad loogu kala fog yahay, kuwaasoo dalka ku furra mawjaddo siyaasaddeed oo aad u qalafsan.

Read More »