Wararka

Wasiir iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo Xabsi la dhigay

0 Visits: 770 | Sunday March 05, 2017 - 09:00:47
Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in deegaan kuyaala dulkeeka Marka lagu xiray Wasiir iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Dawladda Urdun Oo Xukunno Dil Ah Ku Fulisay 15 Maxbuus Oo U Dhashay Dalkaasi.

0 Visits: 716 | Sunday March 05, 2017 - 08:57:08
Dawladda Urdun ayaa dil ku fulisay 15 maxbuus oo ay ku jiraan 10 qof oo lagu riday xukunno argaixiso sida ay saraakiil sheegeen.

Read More »

Daawo:Warbixin Xiiso Leh Oo Saxafiga Cabdisalaan Hereri Ka Diyaariyey Dalka Hindiya , Dhaqamada Gaar U Ah , Tirada Dadka Ku Nool Iyo Diintooda

0 Visits: 833 | Sunday March 05, 2017 - 08:21:26
Labada Saxafi ee Cabdisalaan Ibraahim Herer iyo Ibraahim Cumar Baafo oo ka hawl gala telefiishanka Universal ayaa waxaa ay war bixin xiiso leh ay ka diyaariyeen dalka Hindiya

Read More »

Dawlada Shiinaha oo kordhinaya kharashka Milateriga

0 Visits: 648 | Sunday March 05, 2017 - 08:19:11
Shiinaha ayaa ku dhawaaqay inuu sare u qaadi doono 7% kharashka ku baxa milatarigiisa sannadkan. Caddadka rasmiga ah Axadda ayaa shaaca laga qaadi doonaa, marka baarlamaanka Shiinaha, golaha qaranka ee shacabka, uu billaabo kal-fadhigiisa sannadlaha ah.

Read More »

Safiirkii dowlada Woqooyiga Kuuriya u fadhiyey Kuala-Lampur oo 48 saac loo soo qabtay

0 Visits: 549 | Sunday March 05, 2017 - 08:16:58
Xukuumada Malaysia ayaa ceyrisay safiirkii dowlada woqooyiga Kuuriya u fadhiyey dalkaas, iyadoo loo qabtay inuu 48 saacadood kaga baxo wadanka. Wasaaradda arrimaha dibeda ee Malaysia ayaa sheegtay Safiirkii waqooyiga Kuuriya Kan Chol uu noqday qof aan laga jeclayn dalka Malaysia sidaas awgeedna ay tahay.

Read More »

Trump oo Obama ku eedeeyay dhagesysiga talefoonadiisa

0 Visits: 541 | Sunday March 05, 2017 - 08:15:07
Madaxweyne Trump ayaa ku eedeeyay maamulkii Obama in uu dhagaystay wicitaannadiisa telefoonka, waxyar ka hor markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinnimo ee sanadkii hore. Mr Trump oo fariimo qoraal ah soo dhigay bartiisa Twitter ayaan soo bandhigin wax caddeyn ah.

Read More »

Xaflada soo dhaweynta Ra'iisul wasaaraha cusub ee Somaliya oo lagu qabtay Magaalada Stockholom+Sawiro

0 Visits: 753 | Sunday March 05, 2017 - 08:13:33
Munaasabad lagu taageeraayay Ra'iisul wasaaraha cusub ee Somaliya ayaa Xalay lagu qabtay magaalada Stockholom ee dalka swedan. Munaasabadaan oo ahayd taageero lagu lagu taageray Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre waxaana ka qayb galay xubno ka socday qaybaha kala duwan ee…

Read More »

"Annagu Maqli Mayno Inta Xaasidiinta Ah Ee Hunguriga Ku Dilaya Dad Dawladda Ku Jira Oo Ay U Haystaan Inay [Saldhiga Millatari] Wax Ka Helayaan"

0 Visits: 648 | Sunday March 05, 2017 - 08:12:51
"Annagu Maqli Mayno Inta Xaasidiinta Ah Ee Hunguriga Ku Dilaya Dad Dawladda Ku Jira Oo Ay U Haystaan Inay [Saldhiga Millatari] Wax Ka Helayaan" Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa dad xaasidiin ah oo hunguri ku dagaalamaya ku sifeeyey dadka ka soo horjeeda…

Read More »

Gudoomiye Xigeenka Gudida Takulaynta Abaaraha Ee gobolka Sanaag Aya kadayriyay Xalada Abaraha ee goblka Sanaag Baaqna Udiray Dadka Muxsiniinta Ah Inay Usoo Gurmadan Walalohoda Abartu Nafaysay

0 Visits: 1327 | Saturday March 04, 2017 - 23:41:00
Gudoomiye Xigeenka Gudida Takulaynta Abaaraha Ee gobolka Sanaag Shiikh Cabdirisaaq Jimcale dirir Aya kadayriyay Xalada Abaraha ee goblka Sanaag Baaqna Udiray Dadka Muxsiniinta Ah Inay Usoo Gurmadan Walalohoda Abartu Nafaysay

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorsheynta Somaliland Mudane (Qabyo-tire) Oo Ka Warbixiyey Qodobo Kasoo Baxay Kulan Ay Yeesheen Gudida Qorshaha Horumarinta Somaliland.

0 Visits: 719 | Saturday March 04, 2017 - 19:34:26
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Qorsheynta Somaliland Mudane (Qabyo-tire) Oo Ka Warbixiyey Qodobo Kasoo Baxay Kulan Ay Yeesheen Gudida Qorshaha Horumarinta Somaliland.

Read More »

Maxaa Sabab U Ah In Madaxweyne Siilaanyo Ingiriiska Kula Kulmi Waayo Xukuumadda Ingiriiska?

0 Visits: 723 | Saturday March 04, 2017 - 19:24:10
Hargeysa(AFKA);Labadii sannadood ee u dambeeyay waxa isa soo tarayay isbedel u muuqda mid aan u wanaagsanayn Somaliland oo ku soo kordhaya xidhiidhkii Somaliland iyo Ingiriiska.

Read More »

Daawo:Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Hawl Gallo Ay Ciidamada Booliska Iyo Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Somalilad Ay Sameeyen

0 Visits: 488 | Saturday March 04, 2017 - 19:20:18
Hargeysa(AFKA):Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Hawl Gallo Ay Ciidamada Booliska Iyo Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Somalilad Ay Sameeyen

Read More »

Daawo;Qabkii Uu Magalada London Uga Udhacay Mudaharadkii Laga So Horjeday Saldhiga Mulateri Ee Dawlada Imaradka Ka Dhisanayo Magalada BerBera.

0 Visits: 535 | Saturday March 04, 2017 - 17:49:15
London(AFKA);Qabkii Uu Magalada London Uga Udhacay Mudaharadkii Laga So Horjeday Saldhiga Mulateri Ee Dawlada Imaradka Ka Dhisanayo Magalada BerBera.

Read More »

Daawo;:Suuq Madow Oo Ka Furmay Magaalada Hargeisa Waxa Uu Ka Shaqeeyo Iyo Badhasaabka G,Maroodi Jeex Oo Ka War Bixiyey.

0 Visits: 446 | Saturday March 04, 2017 - 17:44:52
Hargeysa(AFKA):Suuq Madow Oo Ka Furmay Magaalada Hargeisa Waxa Uu Ka Shaqeeyo Iyo Badhasaabka G,Maroodi Jeex Oo Ka War Bixiyey.

Read More »

Daawo:"Shacabku Xaq Bay U Leeyihiin in Mudaharaad Salmiya Ay Sameeyaan"DR Sacad Cali Shire Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland.

0 Visits: 535 | Saturday March 04, 2017 - 16:42:24
Hargeysa(AFKA):"Shacabku Xaq Bay U Leeyihiin in Mudaharaad Salmiya Ay Sameeyaan"DR Sacad Cali Shire Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland.

Read More »

Daawo;Dhacdo Ugub Ku Ah Magalada Burco Iyo Hoyo Dhashay ilma Yar Oo La Afdubatay Hadana Xaladeda Cafimad Lagu Dawaynayo Dhakhar Ku Yala Burco.

0 Visits: 623 | Saturday March 04, 2017 - 16:36:07
Burco(AFKA);Dhacdo Ugub Ku Ah Magalada Burco Iyo Hoyo Dhashay ilma Yar Oo La Afdubatay Hadana Xaladeda Cafimad Lagu Dawaynayo Dhakhar Ku Yala Burco.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Degmada Dhoqoshay Oo Cod Dher Ku Shegay In Ay Kasii Darayso Abaarta Ka Jirta Degaanka Dhoqosahay.

0 Visits: 537 | Saturday March 04, 2017 - 16:27:28
Burco(AFKA):Gudoomiyaha Degmada Dhoqoshay Oo Cod Dher Ku Shegay In Ay Kasii Darayso Abaarta Ka Jirta Degaanka Dhoqosahay.

Read More »

Daawo;Qaar Kamida Shaqalihii Dekada BerBera Oo Shirkada DPW Ka Joojisay Shaqadii Oo Ka Xukuumada Ugu Baaqay In Arinkoda Hos Lo Ego.

0 Visits: 505 | Saturday March 04, 2017 - 16:20:29
Hargeysa(AFKA);Qaar Kamida Shaqalihii Dekada BerBera Oo Shirkada DPW Ka Joojisay Shaqadii Oo Ka Xukuumada Ugu Baaqay In Arinkoda Hos Lo Ego.

Read More »

Daawo;Xoghaya Xisbiga Mucaradka Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Inayna Ku Qancin Guddida Lo Xulay Kaso Tala Bixinta Muddo kordhinta Xukuumada Lo Samaynayo.

0 Visits: 494 | Saturday March 04, 2017 - 16:13:36
argeysa(AFKA);HXoghaya Xisbiga Mucaradka Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Inayna Ku Qancin Guddida Lo Xulay Kaso Tala Bixinta Muddo kordhinta Xukuumada Lo Samaynayo.

Read More »

"DAAWO:"Waxan Ka Xumahay In Faysal Cali Waraabe Noqdo Qol Baashe Kiraystay " Fadumo Siciid.

0 Visits: 1349 | Saturday March 04, 2017 - 16:03:04
Hargeysa(AFKA):"Waxan Ka Xumahay In Faysal Cali Waraabe Noqdo Qol Baashe Kiraystay " Fadumo Siciid.

Read More »