Wararka

Daawo Muqaal : Barnaamika Sanadlaha Ee Hibooyinka Gaarka Ee Han Iyo Himilo Oo Ka Furmay Gudaha Burco

0 Visits: 764 | Friday February 24, 2017 - 15:47:58
Daawo Muqaal : Barnaamika Sanadlaha Ee Hibooyinka Gaarka Ee Han Iyo Himilo Oo Ka Furmay Gudaha Burco

Read More »

Donlad Trump Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadley Inta Ay Leegtahay Hubka Nukliyeerka Ee Dalkiisu Haysto Iyo Waddanka Kaga Awooda Hubkaasi

0 Visits: 601 | Friday February 24, 2017 - 15:36:53
Hadalkiisii ugu horeeyay ee uu ku soo qaado hubka nukliyeerka.

Read More »

Raysal Wasaraha Dalka Qatar Oo Hambalyo U Diray Dhigiisa Raysal Wasaraha Cusub Ee Dalka Somaliya.

0 Visits: 698 | Friday February 24, 2017 - 15:31:18
Raisul wasaaraha Qatar ahna wasiirka arimaha gudaha ee dalkaa Sheekh Cabdullaahi bin Naasir bin Khaliifa al-Thani ayaa hambalyo u soo diray raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre xilka loo magacaabay shalay awgii.

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Oo Kulamo La Qaatay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Ingiriiska.

0 Visits: 718 | Friday February 24, 2017 - 15:20:45
London(AFKA):Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Oo Kulamo La Qaatay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Ingiriiska Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay.

Read More »

Daawo:Haweenka Ka Soo Jeeda Deegaanada Qoryaale Iyo Gebogebo Oo Si Adag U Shegay Inay Ka Bixi Donan Xisbiga Kulmiye+Sababta Kentay.

0 Visits: 545 | Friday February 24, 2017 - 15:14:27
Burco(AFKA):Haweenka Ka Soo Jeeda Deegaanada Qoryaale Iyo Gebogebo Oo Si Adag U Shegay Inay Ka Bixi Donan Xisbiga Kulmiye+Sababta Kentay

Read More »

Maksiko Oo Muujisay In Ay Ka Didsan Tahay Ergayga Trump

0 Visits: 697 | Friday February 24, 2017 - 14:01:22
Xiriirka labadaas dal ee deriska ah ayaa maraya halkii ugu hoosaysay muddo tobanaan sano ah

Read More »

Kiimikadii Loo Adeegsaday Dilka Ninka Ay Isku Aabaha Yihiin Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Oo La Ogaaday

0 Visits: 561 | Friday February 24, 2017 - 13:53:27
Malayshiya kuma aysan eedaynin Kuuriyada Waqooyi dilka ninkan, laakiin waxay sheegtay in ay caddahay in Kuuriyada

Read More »

Digniin; Safaarada Somalia oo Bilowday Abaabulka Mudaharaad Lagaga Hortegayo Maalgashiga Dowlada Cimaraatko (UAE) Ku Maal Gelinayso Magalada Berbera ee Dekadda DP World Iyo Saldhiga Military

0 Visits: 630 | Friday February 24, 2017 - 13:38:26
Safaarada Somalia oo Bilowday Abaabulka Mudaharaad Lagaga Hortegayo Maalgashiga Dowlada Cimaraatko (UAE) Ku Maal Gelinayso Magalada Berbera ee Dekadda DP World Iyo Saldhiga Military

Read More »

Daawo: Jarmalka Oo Samaystay Baasaboor Cusub Oo Aan La Foojariyayn Karin Ee Ugu Amniga Sareeya Dunida

0 Visits: 527 | Friday February 24, 2017 - 13:35:51
Wasiirka arrimaha gudaha dalka Jarmalka Thoamas de Maiziere, ayaa warbaahinta u soo bandhigay, baasaboorka cusub ee dalkaasi yeelan doono, kaas oo sida la sheegay ah, kana ugu ammaanka adag uguna dhowrsoon ee aan la foojariyayn Karin.

Read More »

Masuuliyiin Sar Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo Munaasabad Casho Sharafa Loogu Sameeyay Dalka Germany+Sawiro

0 Visits: 500 | Friday February 24, 2017 - 13:32:36
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Dalweynaha Germany Md. Xasan Faarax Xirsi (X.Mataan) iyo Masuuliyiinta Sarre ee Laanta Xisbiga Waddani Germany ayaa casho sharaf heerkeedu aad u sareeyo ku maamuusay Xubno sar sare oo kamida Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee heer Qaran iyo Qaarada Yurub

Read More »

Xidiga Valencia Ee Fabian Orellana Oo Xili Ciyaareedkan Real Madrid Goolal Kaga Dhaliyay Laba Kooxood Oo Kala Duwan Iyo Waliba Sheeko Kale Oo Xiiso Leh.

0 Visits: 1447 | Friday February 24, 2017 - 10:04:14
Guud ahaan wax sahlan ma aha in xidig uu xili ciyaareedka dhan goolal ka dhaliyo Real Madrid,

Read More »

Daawo:Guddomiyihii Hore Ururka Now ee gobolka togdheer Oo Benisay In La Afduubtay Shegtayna Inayna Ka Baxin Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 871 | Thursday February 23, 2017 - 16:35:30
Burco(AFKA):Guddomiyihii Hore Ururka Now ee gobolka togdheer Oo Benisay In La Afduubtay Shegtayna Inayna Ka Baxin Xisbiga Kulmiye waxayna cadeysay in aaney ka bixin xisbga kulmiye

Read More »

La Taliyaha Madaxweynaha Ee Doorashooyinka Iyo Asxaabta Oo Tallo U Jeediyey Golaha Guurtida Somaliland

0 Visits: 584 | Thursday February 23, 2017 - 16:09:31
Hargeysa(AFKA);La Taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Doorashooyinka Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan), ayaa ka hadlay Saldhiga Milatari ee dhawaan Labada Gole Barlamaan ansixiyeen in Xukuumaddu heshiis kala gali karto Imaraadka, waxa kale oo uu ka hadlay muddo kordhinta Xukuumadda ee Guurtida loo…

Read More »

Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Nool Dalka Ingiriiska Oo Abaabulaya Mudaharaad Ay Kaga Soo Horjeedaan Saldhigga Milatari Ee Imaaraadka.

0 Visits: 450 | Thursday February 23, 2017 - 15:51:08
London(AFKA);Dhallinyaro reer Somaliland ah oo ku dhaqan dalalka Yurub gaar ahaan waddanka Ingiriiska ayaa toddobaadkii ugu dambeeyey waxa ay abaabulayaan oo baraha xidhiidhka Bulshada isku dhaafsanayaan olole ku aaddan qorshe ay damacsan yihiin oo ah in ay Mudaharaad ballaadhan ka hor sameeyeen Safaaradda…

Read More »

Daawo;"Doorashada Soo Socota Waxa ka Hadhi Doonta Sheeko In Badan Lagu Sheekaysato."..Jaamac Shabeel.

0 Visits: 561 | Thursday February 23, 2017 - 15:08:06
Hargeysa(AFKA)"Doorashada Soo Socota Waxa ka Hadhi Doonta Sheeko In Badan Lagu Sheekaysato."..Jaamac Shabeel.

Read More »

Gudomiyaha Hay'ada Shaqalaha Somaliland Sharmarke Gelle Oo Shegay In Hakad Kooban Ku Jirto Qadashada Shaqalaha Cusub Ee Sanadkan Shegayna Xilaga Ay Furmayso.

0 Visits: 1204 | Thursday February 23, 2017 - 14:31:14
Hargeysa(AFKA);Gudomiyaha Hay'ada Shaqalaha Somaliland Sharmarke Gelle Oo Shegay In Hakad Kooban Ku Jirto Qadashada Shaqalaha Cusub Ee Sanadkan Shegayna Xilaga Ay Furmayso Qaraal uu Bartiisa Barkulanka Bulshada Ku Shaciyey Ayaa Udhigna Sidan

Read More »

Deg Deg;"Hadaad Qaran Somaliland Yaqiinsantahy Isu Keen Ken Hadii kalana Inaka Kaxe"Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Kulul ula hadlay madaxwayanaha Somaliya.

0 Visits: 610 | Thursday February 23, 2017 - 12:55:55
Hargeysa(AFKA);"Hadaad Qaran Somaliland Yaqiinsantahy Isu Keen Ken Hadii kalana Inaka Kaxe"Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Si Kulul ula hadlay madaxwayanaha Somaliya.

Read More »

Xafiiska Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Albabadu U Labanyihiin Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ee Gobolka Oo U Muqda Inuu Ku Fashilmay Hogaaminta

0 Visits: 762 | Thursday February 23, 2017 - 12:20:17
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Mudane Xuseen Kaahin Ayaa Tan Iyo Intii Urur Siyaaseedka Ahaa Xisbigaasi Ka Ahaa ,Gudoomiyaha Wadani Ee Gobolka Togdheer.Ayaa U Muqda Mid Ku Fashilmay Hogaaminta ,Gudidisa Fulinta Iyo Hanashadda Tageeraysha Ku Soo Qulqulayaa Xisbigaasi Wadani.

Read More »

Daawo:Gudoomiye Cirro Oo Xalay Goor Danbe Socod Lug Ah Ku Dhex Maray Magalada Hargeysa Iyo Dareenka Shacabka Ku Qabileen.

0 Visits: 521 | Thursday February 23, 2017 - 12:13:06
Hargeysa(AFKA):Gudoomiye Cirro Oo Xalay Goor Danbe Socod Lug Ah Ku Dhex Maray Magalada Hargeysa Iyo Dareenka Shacabka Ku Qabileen.

Read More »

Wada Hadaladii Nabada Ee Dalka Suuriya Oo Ka Furmaya Magaalada Geneva

0 Visits: 565 | Thursday February 23, 2017 - 09:45:47
Wareegii afaraad ee wadahadalada nabada Suuriya ayaa lagu wadaa in maanta ay ka furmaan magaalada Geneva, waxaana markii ugu horeysay muddo sanad ah magaaladaasi ku kulmaya ergo ka kala socota dowladda iyo mucaaradka.

Read More »