Wararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Guddiga Abaaraha Iyo Hay'addaha Caalamiga ah.

0 Visits: 587 | Wednesday February 22, 2017 - 20:35:43
Hargeysa(AFKA);Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qabtay kulan balaadhan oo laga hadlayey dardar galinta gurmadka abaaraha dalka ka jira.

Read More »

Wax ka Ogow Qabka Ay U Qabsontay Xafladii Caleemo Sarka Madaxwaynaha Somaliya Farmaajo Iyo Sida Ay Qabsontay.+Sawiro

0 Visits: 794 | Wednesday February 22, 2017 - 20:07:09
Muqdisho(AFKA);Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta lagu caleema saaray isla hoolkii 8-bisha February lagu doortay. Xafladda caleema saarka oo si heersara ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax iyo wakiillo ka kala socday ku-dhawaad…

Read More »

Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xadhiga maxamed Bashe Oo Malinti Labad Ku Xidhan Magalada Hargeysa.

0 Visits: 620 | Wednesday February 22, 2017 - 19:47:42
Hargeysa(AFKA);Xisbiga Ucid Oo War Murtiyeed Culus kasoo Saaray Xadhiga Maxamed Baashe Oo ilaa Hadda Xabsiga Ku Jira. Hargaysa:-Xisbiga Cadaalada iyo DaryeelkaUCIDWaxaa maanta

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle oo Madaxda Somaliyeed la Dar-daarmay ,uguna baaqay isku-duubni

0 Visits: 758 | Wednesday February 22, 2017 - 19:35:45
Muqdisho(AFKA);Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle oo kamid ahaa madax Afrikaan ah oo maanta ka soo qayb-galay munaasabad-dii caleema saarka madaxeyne Farmaajo ayaa khudbad dar-daaran u badnayd ka jeediyay munaasbad-dii caleema saarka ee madaxweynaha cusub.

Read More »

Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Lagu Qalabeeyay Radaarro ay Kula Socon Karaan Dhaqdhaqaaqa Badweynta.

0 Visits: 647 | Wednesday February 22, 2017 - 19:31:28
BerBera(AFKA);Dawladda Somaliland ayaa markii ugu horraysay ciidammada ilaalada xeebaha ku qalabaysay Raadaarro lagala soconayo dhaqdhaqaaqyada iyo wax kasta oo soo gala badweynta, si loo sugo ammaanka xeebaha Somaliland. raadaarkan oo ah mid casri ah oo lagu ogaan karo 65 Mayloo badwaynta ah,

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gudida Abaaraha Ee Gobolka Togdheer Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Xaalada Abaaraha

0 Visits: 469 | Wednesday February 22, 2017 - 19:01:50
Gudoomiyaha Gudida Abaaraha Ee Gobolka Togdheer Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Xaalada Abaaraha

Read More »

Daawo:Wafti U Hogaaminayo Wasiir Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo U Ambabaxay Dalka Ethopia

0 Visits: 410 | Wednesday February 22, 2017 - 18:57:27
Daawo:Wafti U Hogaaminayo Wasiir Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo U Ambabaxay Dalka Ethopia

Read More »

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Iyo Gudoomiha Xisbiga Wadani Oo Hadalo Kuluul Is Dhaafsaday Xili Munaasibada KA Wada Qayb Galeen

0 Visits: 624 | Wednesday February 22, 2017 - 18:49:34
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Iyo Gudoomiha Xisbiga Wadani Oo Hadalo Kuluul Is Dhaafsaday Xili Munaasibada KA Wada Qayb Galeen

Read More »

Daawo:Faadumo Aadan Oo si adag Ugu Jawaabtay Wasiirka Warfaafinta somaliland Hadalo Ka Soo Yeedhay

0 Visits: 459 | Wednesday February 22, 2017 - 18:47:43
Faadumo Aadan Oo si adag Ugu Jawaabtay Wasiirka Warfaafinta somaliland Ka Soo Yeedhay iyo Waxa Ay Ku Tilmaantay Wasiir Caddani.

Read More »

Guddoomiye Cirro oo Kulan La Qaatay Haweeneyda Dawladda Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Madaxa Hay'adda DFID Ee Horumarinta Caalmiga ah

0 Visits: 499 | Wednesday February 22, 2017 - 18:44:30
urashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa kulan gaara la qaatay uqaabilsanaha dawladda Ingiriiska ee Somaliland Mr's.Lizzie iyo Madaxa hay'adda DFID ee dawladda Ingiriiska u qaabilsan horumarinta caalamiga ah, ku waasi oo ku sugnaa magaalada Hargeysa.

Read More »

Maxaa Kala Qabsadey Gudoomiye Cirro Iyo Wasiir Cadaani Oo Madal Isku Waydaarsadey Hadalo Kulul Oo La Xidhiidha Saldhiga Berbera.

0 Visits: 658 | Wednesday February 22, 2017 - 18:42:28
Maxaa Kala Qabsadey Gudoomiye Cirro Iyo Wasiir Cadaani Oo Madal Isku Waydaarsadey Hadalo Kulul Oo La Xidhiidha Saldhiga Berbera.

Read More »

Golaha Guurtida Somaliland Oo La Filayo Inay Iskugu Yimaadaan Kulan Ay Kaga Arrinsanayaan Dib U Dhaca Doorashada Madaxtooyada

0 Visits: 561 | Wednesday February 22, 2017 - 16:50:31
Warar xog ogaal ah oo ay helayso shabakada wararka Afkashacabka kana helayso ilo wareedyo ka agdhaw xarunta golaha guurtida Somaliland ayaa sheegaya in la filayo in mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ay u fadhiistaan kulan ay kaga arrinsanayaan dib u dhaca ku yimi doorashada madaxtooyada Somaliland…

Read More »

Daawo:Qoraa Maxamed Baashe Xasan Oo Xabsiga Hargaysa Ku Xidhan Iyo Dgalinyaro Canbareeyay Xadhigooda.

0 Visits: 610 | Wednesday February 22, 2017 - 16:50:28
Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Magaalada Hargeisa Oo Si Isku Mida U Canbaareeyay Xadhiga Maxamed Baashe Xasan.

Read More »

Suldaanka Guud Ee Somalliland Oo Ka Hadlay Muddo Kardhinta Doorashada Somaliland Iyo Aragtiidasa U Ka Qabo.

0 Visits: 637 | Wednesday February 22, 2017 - 16:48:36
"Muddo Kordhinta Haddii Lagu Wato Ma Ogolin, Laakiin Haddii Ay Tahay Maslaxada Umadda, Waa Qasab In La Qaataa"Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed. Hargeysa(Burcoonline)Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay muddo kordhinta Xukuumadda ee loo…

Read More »

Mujaahid Cali Guray Maxuu Ka Idhi Caleemo-Saar Madaxwaynaha Cusub Ee Dalka Xamar.

0 Visits: 656 | Wednesday February 22, 2017 - 16:47:25
Muj. Cali Guray Oo Ka Hadlay Caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya. Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray ayaa ka hadlay caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya oo maanta ka dhacaysa magaalada Muqdisho.

Read More »

"Daawo Muqaal:Wasiirka Caddaani Waxaa Uu Kursiga Ku Joogaa (Wasiir Ku Yahay) Cayda Cirro Iyo Xisbiga WADDANI" Uur-cadde.

0 Visits: 501 | Wednesday February 22, 2017 - 16:42:29
"Daawo Muqaal:Wasiirka Caddaani Waxaa Uu Kursiga Ku Joogaa (Wasiir Ku Yahay) Cayda Cirro Iyo Xisbiga WADDANI" Uur-cadde.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada Dalka Tanzania Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Wasiiro Ah Oo Ka Socday Dawlada Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen+Sawiro

0 Visits: 1183 | Wednesday February 22, 2017 - 16:41:37
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada dalka Tanzania mr,Uagustine Mahiga ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti wasiiro ah oo ka socday dawlada Somaliland isla markaana socdaal ku tagay dalka Tanzania.

Read More »

Muj. Cali Guray Oo Ka Hadlay Caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya.

0 Visits: 626 | Wednesday February 22, 2017 - 16:41:03
Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray ayaa ka hadlay caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya oo maanta ka dhacaysa magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Badhasabka Gobolka Sannaag Oo Ka Hadlay Xaalada Abaaraha Gobolkaasi Oo Meel Daran Maraysa iyo Shaqaaqo Kasoo Cusboonaatay.

0 Visits: 486 | Wednesday February 22, 2017 - 16:37:01
Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sannaag Oo Ka Hadlay Xaalada Abaaraha Gobolkaasi Oo Meel Daran Maraysa iyo Shaqaaqo Kasoo Cusboonaatay.

Read More »

Daawo Muqaal: Xoghayaha Dhallinyarada WADDANI Oo Eedo Culus U Soo Jeediyay Agaasimaha Ciyaaraha

0 Visits: 448 | Wednesday February 22, 2017 - 16:29:19
Daawo: Xoghayaha Dhallinyarada WADDANI Oo Eedo Culus U Soo Jeediyay Agaasimaha Ciyaaraha

Read More »