Wararka

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo Xilkii ka Qaaday Xeer Ilaaliyihii Qaranka Dalkaasi!!

0 Visits: 565 | Tuesday January 31, 2017 - 12:00:54
Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa si deg deg ah xilkii uga qaaday ku simaha xeer ilaaliyaha guud ee Maeaykanka Sally Yates.

Read More »

Hordhaca Kulanka Ciyaar Aad U Xiiso Badan Oo Caawa Dhex-maraysa Kooxaha Awooda Badan Liverpool Iyo Chelsea

0 Visits: 1044 | Tuesday January 31, 2017 - 11:57:40
Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawaynaysa kooxda hogaaka Premier Leaque-ga haysa ee Chelsea, waxayna labada kooxood kulankan

Read More »

Amarkii Xukuumadda Ee Sarrifka Lacagaha Oo Dhibaato Soo Kordhiyey, Suuqyadii Hargeysa Oo Dollar Laga Waayay Iyo Qiimaha Maceeshadda Oo Kor U Kacay

0 Visits: 647 | Tuesday January 31, 2017 - 11:50:57
Kadib markii ay xukuumadda Somaliland 24-kii bishan soo saartay go'aamo ay sheegtay inay wax kaga qabanayso sicir bararka dalka

Read More »

John Terry Oo Waraysi Uu Siiyay Steven Gerrard Ku Sheegay In Uu Ku Rajo Wayn Yahay In Aanu Kulan Kale Kooxdiisa Blues Xili Ciyaareedkan U Safan Si Ay Koobka Premier Leaque-ga Ugu Guulaystaan

0 Visits: 1259 | Tuesday January 31, 2017 - 11:50:44
Kabtanka kooxda Chelsea ee John Terry ayaa diyaar u ah in uu inta xili ciyaareedkan ka hadhay ku qaato kursiga kaydka kooxdiisa Blues wuxuuna ku rajo wayn yahay in kooxdiisu ay koobka horyaalka ku guulaysan d

Read More »

Daawo:Murashax Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Qeyb-galay Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyey Marxuum Ganacsade Ibraahim Nabaadiid.

0 Visits: 623 | Monday January 30, 2017 - 18:29:54
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi

Read More »

Daawo:L:Guddoomiyaha gobolka togdheer ayaa kulan la qaatay ganacsata iyo sarrifleyaasha magaalada burco

0 Visits: 595 | Monday January 30, 2017 - 18:26:51
Guddoomiyaha gobolka togdheer ayaa kulan la qaatay ganacsata iyo sarrifleyaasha magaalada burco

Read More »

Daawo:Wasiir Shucayb Oo Sheegay In Ay Banaantahay In Wasiir Kastaa Ka Hadli Karo Wasaarada Aan Shaqadiisa Ahayn.

0 Visits: 562 | Monday January 30, 2017 - 18:24:10
Hargeysa(AFKA)Wasiir Shucayb Oo Sheegay In Ay Banaantahay In Wasiir Kastaa Ka Hadli Karo Wasaarada Aan Shaqadiisa Ahayn.

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo kulan la Qaatay Gudida Golaha wakiilada Somaliland

0 Visits: 486 | Monday January 30, 2017 - 18:17:50
Hargeysa(AFKA)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo kulan la Qaatay Gudida Golaha wakiilada Somaliland

Read More »

Daawo:Buuq Badan Oo Hadheeyey Dhismaha Wada Madaarka Hargeysa Oo Mudo Ka Dib La Bilaabay

0 Visits: 519 | Monday January 30, 2017 - 18:09:40
Hargeysa(AFKA)Buuq Badan Oo Hadheeyey Dhismaha Wada Madaarka Hargeysa Oo Mudo Ka Dib La Bilaabay

Read More »

Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Degmada Maydh Ee Gobolkaa Sanaag

0 Visits: 602 | Monday January 30, 2017 - 18:06:32
Ceerigaabo(AFKA)Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Degmada Maydh Ee Gobolkaa Sanaag

Read More »

Daawo:Jilayaal Reer Burco OO Ka Soo Muuqaday Tv Caalami AH

0 Visits: 585 | Monday January 30, 2017 - 18:04:59
Daawo:Jilayaal Reer Burco OO Ka Soo Muuqaday Tv Caalami AH

Read More »

Daawo:Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Bariga S Land Oo Ka Hadlay Wada Hadalada Khaatumo

0 Visits: 420 | Monday January 30, 2017 - 18:00:27
Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Bariga S Land Oo Ka Hadlay Wada Hadalada Khaatumo

Read More »

Daawo:Mayirrka Berbera iyo Badhasabka Saaxil Oo Dhagaxdhigay Qaybo Cusub Oo Lagu Kordhinayo Cisbitaalka Berbera

0 Visits: 530 | Monday January 30, 2017 - 17:50:58
Berbera(AFKA)Mayirrka Berbera iyo Badhasabka Saaxil Oo Dhagaxdhigay Qaybo Cusub Oo Lagu Kordhinayo Cisbitaalka Berbera

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Wadani Oo Dhaliilo Kale Duwan U Soo Jeedieye Xukumada Kana Hadlay Arimo Kale Oo Xasaasi AH?

0 Visits: 592 | Monday January 30, 2017 - 17:16:40
Burco(AFKA)Gudoomiayah Garabka Dhalinyaada Xisbiga Wadan IEe Gobolka Tigdheer Maxamed Cali Suucid Oo Waraysi Gaara Siiyey Tv Caalaamiga AH Ee Somali News Ayaa Waxa Kaga Hadlay Arimo Badan Oo Ka Midyihiin Sixir Barbarka Dal Ka Jiro Waxa Dhaliilo Kala Duwan Dusha Uga Tuuray Xukuada Talada Haysa Waxaanu…

Read More »

Biriijkii Ugu Weynaa Magaalada Hargaysa Oo Qarka U Saaran Inuu Dumo, Wasiirkii Hawlaha Guud Cali Mareexaan, Oo Kaanbayn Siyaasadeed Kaga Mashquulay Shaqadiisi Iyo Qaylo Dhaanta Bulshada.

0 Visits: 673 | Monday January 30, 2017 - 17:09:28
Hargeysa(AFKA)biriijka ugu weyn ee Magaalada Hargaysa kala qaybiya ayaa qarka u saaran inuu gabi ahaanba dumo oo meesha ka baxo.

Read More »

Mashruucii Biyo Ballaadhinta Caasimadda Hargaysa Oo Gabi Ahaanba Istaagay, Khilaafka Sherkadaha Gacanta Ku Haya Iyo Doorkii Xukuumadda Oo Meesha Ka Baxay.

0 Visits: 639 | Monday January 30, 2017 - 16:01:14
Hargeysa(AFKA)Mashruucii biyo ballaadhinta Caasimadda Hargaysa oo aha raja ugu weyn ee shacbiga Caasimadda Somaliland ee Hargaysa qabeen ayaa gabi ahaanba istaagay markii labaad.

Read More »

Daawo:Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xukun Ku Riday 9 Darawal Iyo Danbiyada Lagu Soo Eedeeyay.

0 Visits: 614 | Monday January 30, 2017 - 15:58:28
Hargeys(AFKA)Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa xukun ku riday sagaaldirawal oo ku eedaysanaa inay bilaa liisan ku wadaa gaawaadhi.

Read More »

Daawo: 9 Darawal oo Xukuno kala Duwan ay ku xukuntay Maxkamada Hargeysa iyo Waxyaabaha loo heysto

0 Visits: 601 | Monday January 30, 2017 - 15:49:09
Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa xukun ku riday sagaaldirawal oo ku eedaysanaa inay bilaa liisan ku wadaa gaawaadhi.

Read More »

Nigerian kii 86ka Dumar ah Guursaday oo shalay ku geeriyooday Dalkaas

0 Visits: 683 | Monday January 30, 2017 - 15:41:38
Ninka dadka wacdiyi jiray oo Muslim ah oo guursaday ugu yaraan 86 dumar ah ayaa geeriyooday isaga oo 93 jir ah.

Read More »

Jordan Ayew & Andre Ayew Oo Xulka Qaranka Ghana Ka Caawiyay In Ay U Soo Baxaan Afar Dhamaadka AFCON 2017 Iyaga Oo Guul Ka Gaadhay DR Congo.

0 Visits: 584 | Monday January 30, 2017 - 13:03:13
Xulka qaranka Ghana ayaa u soo baxay afar dhamaadka koobka qaramada Afrika kadib markii ay ka soo gudbeen imtixaankii xulka qaranka laga yaabanaa ee DR Congo waxaana guushan muhiimka ah Ghana ku hogaamiyay Jordan

Read More »