XISBIGA SOCIAL DEMOCRATIC PARTY(SDP) EE DALKA FINLAND OO LAGU TARTAMAYO GUDOOMIYAHA SHANTA SANO EE SOO SOCTA

0
Sunday February 02, 2014 - 20:16:45 in by Super Admin
  • Visits: 906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XISBIGA SOCIAL DEMOCRATIC PARTY(SDP) EE DALKA FINLAND OO LAGU TARTAMAYO GUDOOMIYAHA SHANTA SANO EE SOO SOCTA

    Finland(BBT)-Antti Rinne ayaa kula tartamaya Guddoomiyaha xisbiga social democratic party(SDP) ee dalka finland doorashada dhacaysa sanadkan bisha shanaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afka Shacabka
Finland(BBT)-Antti Rinne ayaa kula tartamaya Guddoomiyaha xisbiga social democratic party(SDP) ee dalka finland doorashada dhacaysa sanadkan bisha shanaad.
Antti waxaa uu yahay Gudoomiyahaururka shaqaalaha ee loo yaqaano pron.Waxa uudoonayo inuuka guuleystoguddoomiyadatartanka uu kula jiro eeJuttaUrpilainen,taas oohaddamadax ka ahxisbiga social democratic partyga.

Rinneayaa sheegay insiyaasaddaxisbiga Social democratic partyaanay ahaynmid cad.oo aanay kalsooni ka helayndadka, waxaana la gaadhay xiligii siyaasa cad xisbiga loo yeeli lahaa si uu u kasbado taageerayaal badan.

JuttaUrpilainenwaxay fikradeedu tahay in xisbiga siyaasadeedu ay cadahay , lakin waxay soo dhaweynaysaa in laga hadlo siyaasada xisbigalaguna dhex tartamo, waxaanay doonaysaa inay sii hogaamiso oo ahaato gudoomiyaha shanta sano ee soo socda.

Xisbiga social democratic party waxaa uu doorashada qabanayaa sanadkan bishaMay.JuttaUrpilainenayaa hogaaminaysaytan iyo2008.