War Dag Deg Ah: Salaadiinta Somaliland Oo Dhex Dhexaadinaysa Mucaaradka Iyo Xukuumada Somaliland.

0
Wednesday July 22, 2015 - 11:57:40 in by salman abdi
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Dag Deg Ah: Salaadiinta Somaliland Oo Dhex Dhexaadinaysa Mucaaradka Iyo Xukuumada Somaliland.

    Hargaysa(afka) Qaarkamida salaadiinta Somaliland ayaa sheegay inay dhex dhexaadinayaan mucaaradka iyo Xukuumada Somaliland oo isku maandhaafay xiliga doorashada laqabanayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(afka) Qaarkamida salaadiinta Somaliland ayaa sheegay inay dhex dhexaadinayaan mucaaradka iyo Xukuumada Somaliland oo isku maandhaafay xiliga doorashada laqabanayo.



Waxa uu suldaanku intaasi raaciyay in ay laba gudi iska soo saari doonaan mucaaradka iyo Xukuumada.
Sida uu Sida Uu Xaqiijiyey Qaar Kamid  Warbaahinta  af-hayeenka salaadiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Maxamuud Xiiray oo gudoomiye u ah salaadiinta dhexdhexaadinta wada.

Salaadiinta ayaa xidhiidh ay la sameeyeen labada dhinac ay sheegeen inay ka aqbaleen in la dhexdhexaadiyo, isla maantana ay is hor fadhiisin doonaan labada dhinac.

Dhexdhexaadinta ayaa imanaysa xili xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo madasha wada tashigu sheegeen inay qabanayaan shirwayne lagaga tashayo aayaha qaranka.

Halka ay xukuumada Somaliland ay sheegtay in ay ciidanka Booliska Somaliland heegan gelisay isla markaana ay ganacsatada iska leh Hudheelada iyo hoolalka shirarka lagu qabto ugu baaqday in ayna ogolaan in shirar ay mucaaridku ku qabsadaan hudheelada.

 

 

 

Wixii war ah ee ka soo kordha arinka Kala Soco Afkashacabka.com