Telefishanka Caalamiga Ah Ee CNN Oo Sheegay In Obama Booqanayo Goob Argagixiso Iyo Jawaabta KENYA.

0
Friday July 24, 2015 - 11:17:09 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Telefishanka Caalamiga Ah Ee CNN Oo Sheegay In Obama Booqanayo Goob Argagixiso Iyo Jawaabta KENYA.

    Dowladda Kenya ayaa waxa ay TV-ga dowladda Mareykanka ee CNN ka dalbatay in raaligelin uu ka bixiyo war ay sheegeen oo ahaa, in madaxweyne Obama uu booqanaayo "goob ay argagixiso ay ku xoog badan tahay". Obama ayaa la filayaa in habeenka J

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Kenya ayaa waxa ay TV-ga dowladda Mareykanka ee CNN ka dalbatay in raaligelin uu ka bixiyo war ay sheegeen oo ahaa, in madaxweyne Obama uu booqanaayo "goob ay argagixiso ay ku xoog badan tahay". Obama ayaa la filayaa in habeenka Jimcaha uu soo gaadho caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.



Shacabka Kenya ayaa si cadho leh wax uga qoray arrintaasi iyagoo adeegsanaya baraha bulshada sida Twitter ka.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya Amina Maxamed ayaa waxa ay sheegtay in halista amni darada ee Kenya aysan ahayn mid gaar ah.
Waxa ay tilmaamtay in booqashada madaxweyne Obama ay muujineyso in Kenya ay u furan tahay ganacsiga ayna tahay muraayadda rajada gobolka oo dhan.

Contact@afkashacabka.com