Daawo:Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Faah-Faahin Ka Bixiyay Heshiis Caalami Ah Oo Dalalka Ingiriiska Iyo Somaliland Kala Saxeexdeen.

0
Friday July 24, 2015 - 15:55:23 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Faah-Faahin Ka Bixiyay Heshiis Caalami Ah Oo Dalalka Ingiriiska Iyo Somaliland Kala Saxeexdeen.

    Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Somaliland Md: Maxamed Biixi yoonis ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo uu la yeeshay wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Dawlada ingiriiska u qaabilsan xidhiid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Somaliland Md: Maxamed Biixi yoonis ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo uu la yeeshay wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Dawlada ingiriiska u qaabilsan xidhiidhka horumarinta caalamiga ah Min. Grant Shapps, oo ay wehelinayso safiirka Somaliland iyo Somaliya u qaabilsan Ingiriiska fadhigeeduna yahay Adis-ababa. Amb. Harriet Mathews.

Wasiir Maxamed biixi yoonis ayaa sidoo kale sharaxay heshiis caalami ah oo dawlaha somaliland iyo ingiriisku kala saxeexdeen.

 

Contact@afkashacabka.com