Daawo: Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer oo si kulul ugu jawaabay Haweebka Xisbiga Mucaradka ee Wadani iyo Odayasha Madasha Wadatashiga

0
Friday July 24, 2015 - 17:21:09 in by salman abdi
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer oo si kulul ugu jawaabay Haweebka Xisbiga Mucaradka ee Wadani iyo Odayasha Madasha Wadatashiga

    Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer ayaa si adag uga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka, Shirka ay ku baaqeen mucaaradku iyo weliba eedaymaha ay haweenka xisbiyada mucaaradku u jeediyeen xukuumadda,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer ayaa si adag uga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka, Shirka ay ku baaqeen mucaaradku iyo weliba eedaymaha ay haweenka xisbiyada mucaaradku u jeediyeen xukuumadda,
haweenkan oo ay hogaaminaysay guddomiyaha garabka haweenka ee xisbiga kulmiye ee gobolka Togdheer Nasra Qalyayax, oo maanta shirjaraaid ku qabtay Magaalada Burco  ayaa sheegay inay xukuumaddu tahay xukuumaddi waxqabadka isla markaasna mucaaradka u soo jeediyey inay shaydaanka iska naaraan oo ay ummada usoo bandhigaan waxyaabo lagu doorto iyo qorshe siyaasadeed cad oo lagula xisaabtamo markay kursiga fuulaan, waxay kalo haweenka mucaaradka iyo madasha wadatashiga usoo jeediyeen inay ilaahay ka baqaan oo xishoodaaan maadama odayaasha iyo haweenkuba sharaf ka
mudan yihiin qaranka in odayaashuna iska cibaadaystaan haweenkuna xishoodkii dumar lagu yaqaanay muujiyaa
Contact@afkashacabka.com