"Waa Qasab Inaan Dhaliyo 50 Gool Xilli Ciyaareedkii Si Aan Ugu Heer Noqdo Messi Iyo Ronaldo"Eden Hazard

0
Sunday July 26, 2015 - 11:11:46 in by salman abdi
  • Visits: 845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waa Qasab Inaan Dhaliyo 50 Gool Xilli Ciyaareedkii Si Aan Ugu Heer Noqdo Messi Iyo Ronaldo"Eden Hazard

    London(AFKA)Eden Hazard ayaa doonaya inuu qiil u helo isbarbardhiga lagula sameeyo Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo xilli ciyaareedka danbe. 24 jirkaan oo ku guuleystay xiddiga sannadka horyaalka Ingariiska ayaa yiri: "Haddii aan doonayo inaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(AFKA)Eden Hazard ayaa doonaya inuu qiil u helo isbarbardhiga lagula sameeyo Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo xilli ciyaareedka danbe. 24 jirkaan oo ku guuleystay xiddiga sannadka horyaalka Ingariiska ayaa yiri: "Haddii aan doonayo inaan gaaro heerkooda waa qasab inaan dhaliyo 40, 50 gool kaliya hal xilli ciyaareedk.

"Xilli ciyaareedkii hore waxaan dhaliyay 17 gool. Malaha waa wax fiican laakiin ma ahan wax igu filan.

"Sidee ayaan ku sii fiicnaan karaa? Hamigeyga waa inaan dhaliyo goolal badan, waa inaan abuuro fursado badan, waana inaan ku guuleysto koobab badan.”

Hazard ayaa ku hogaamin doona kooxda Chelsea difaacashada horyaalka Ingariiska xilli ciyaareedka soo socda, waxaana ay kulankooda ugu danbeeya ee booqashadooda dalka Mareykanka ay la ciyaari doonaan Chelsea habeenka talaadada.




Contact@afkashacabka.com