Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Dhambaal Tacsi ah u direy Qoyski iyo asxabtii u ka baxay Oday Husein Haji Ismail nur (Husein Takhare) oo ku geriyooday Hargeysa

0
Tuesday February 11, 2014 - 08:20:28 in by London Office
  • Visits: 1107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Dhambaal Tacsi ah u direy Qoyski iyo asxabtii u ka baxay Oday Husein Haji Ismail nur (Husein Takhare) oo ku geriyooday Hargeysa

    Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland

Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariiste Marxuum Xaaji Xuseen Xaaji Ismaaciil Xaaji Nuur (Xuseen Dakhare) oo maanka ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Sidaa waxa uu Jamaal Cali Xuseen ku sheegay qoraal uu ku saxeexan-yahay oo uu caawa soo saarey, waxaanu u dhignaa sidan:

"Aniga oo ku hadlaya magacayga, ka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaan taageerayaasha Xisbiga UCID ee ku kala nool dunida dacaladooda, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska, ehelka, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxay Alle ha u naxariiste Marxuum Xaaji Xuseen Xaaji Ismaaciil Xaaji Nuur (Xuseen Dakhare) oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 10/2/2014 ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

 

Waxaanan ILAAHAY Marxuumka uga baryayaa inaxariistii janno ka waraabiyo, dhamaanteena Samir iyo iimaan ka siiyo.” ayu yidhi Aqoonyahan Jamal Ali husein