Daawo:Shirkadda Somtel Oo Ku Soo Bandhigtay Magaalada Burco Adeegga 4G

0
Wednesday August 12, 2015 - 17:01:47 in by Burco Office
  • Visits: 747
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Shirkadda Somtel Oo Ku Soo Bandhigtay Magaalada Burco Adeegga 4G

    Burco(AFKA)Munaasibadan lagu Daahfurayay Oo Ka Qabsoontay Hoteel Deero ee Magalada Burco ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Wasiiro ay Ka Mid ahayen Wasiirka Waxbarashada pro:Faarax Cilmi Gedoole, Wasiir Ku Xigeenka Waasarada Gashandhiga Jamac Biin ,Gudoomiy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Munaasibadan lagu Daahfurayay Oo Ka Qabsoontay Hoteel Deero ee Magalada Burco ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Wasiiro ay Ka Mid ahayen Wasiirka Waxbarashada pro:Faarax Cilmi Gedoole, Wasiir Ku Xigeenka Waasarada Gashandhiga Jamac Biin ,Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Maxmed Diriye Xayd,Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Ka Mida Golaha Deeganka Burco Iyo masuliyiin ka socotay shirkadda Somtel
,
Waxana Ugu Horaynba Furataanka Adeegani Ka Hadlay Madaxa Ganacsiga ee shirkadda Somtel Maxmed Rooble ,Mareeyaha Somtel ee Gobolka Togdheer iyo Masuliyin Kale Duwan oo Ka Socdau Shirkada Somtel ayaa Si Waafiya U sharaxay Muhiimadda Addeegan iyo baahida keentay in xilligan ay shirkadda Somteel Keento Adeegga casriga ah ee 4G.
"Adeegan 4G ee Aan Ka Furayno Magalada Burco Waa Adeeg Cusub oo shirkada Somtel Ay Ku Soo Kordhisay adeegeeda Enrenetka oo adeeg aan kasoo furnay sidaad wada ogtahiin magalada hargaysa ee casimada somaliland oo si wayn usoo dhawayay adeegan hadi aan ka warbaxiyo adeega 4G maxay kaga duwan tahay adeegyadi hore ee ay baxin jirtay shirkada somteel waa adeeg casiraya oo xawarahiisu aad usareeyo waana xawaraha hada laga istcimaalo dunida ee ugu xawaraha badan shirkada Somtel ayaa waxa ugu Talogashay adeegan in ay bulshadu kaga raysato adeega enternetka ee xawahiisa uu hoseeyo si looga fa,idaysto aqoonta jamacadeed ee dibada"ayuu yadhi madaxa suqgaynta ee shirkada somtel
"adeegan aan furayno maanta waa adeeg cusub oo somtel ugu tallo gashay ina lagaga faa,idaysto alada enternet ee aan siticmaalno Sjirkada Somtel waxa ay Had iyo Jeer ku Dadasha inay Keento Adeegyada Casriga ee Dunida Laga Isticmaalo adeegyada ugu Danbaya" ayuu Yadhi Marayaha Shirkada Somtel ee Gobolka Togdheer
Waxa Iyagua Munasibadani Ka Hadlay Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Maxmed diriye Xayad,Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Ka Mida Golaha Deeganka Degmada Burco ayaa si wada Jiara usoo dhawayay Adeegani Cusub ee Somtel Kuna Tilmaamay Hormar ku soo koradhay Gobolka Togdheer
"Ka Gole Dehaan ahaan Waan soo dhawaynaynaa Adeegani 4G ee ay soo kordhisay Shirkada Somtel In Badan ayaan Lahayn Maxa Loo Keeni Wayay Magalada Burco Hadana waan Ku Faraxsanahay Wana Soo Dhawaynayaa Adeegan Cusub”ayuu Yadhi Xildhibaan Bidhi
"waan Soo Dhawaynayaa ka maamul ahaan Adeegan Cusub ee aad ku soo kordhiseen gobolka togdheer waa adeeg loo bahnaa shirkada somtel iyo Dahabshiilba Dhianac Dhaqaale Hormarka iyo Cawinooyinka Gobolka Hadii Loo Bahda Dhinac Kasta Way Ka Gaystaan’ayuu Yadhi Badhasab Ku Xigeenku
 
Waxa Gabagabadiina Munasibadani Ka Hadlay Wasiir Ku Xigeenka Gashandhiga Mr Jamac Biin iyo Wasiirka Wasarada Waxbarashada Pro:Faarax Cilmi Geedoole Waxanay Si Wadaa Jira Iyaguna Usoo Dhawayeen Adeegan Kuna Hambalyayeen Adeegani Cusub ee Shirkada Somtel
‘adegani waa adeeg csub oo cilmi iyo fa,idadeeaba wataa waxana haboon in lagu hanbalyeeyo cida keenta adeeg sidan uwanagsan oo faa,idol eh dantana soo kordhinayaan Waxana Leeyahay Bulshada Cilmi Badan ayaa ku jira ee Barta oo Ka Fa,idaysta”ayuu Yadhi Wasiir ku Xigeenka Gashandhiga
"Waxaan Soo Dhawaynayaa Adeegan cusub shirkada somtelna waan ku hamabalyaynayaa adeegan cusub ee ay soo kordhisay waxana leeyaha aanu ka faa,idaysano adeegan Cusub ee ay inoo keentay adeegan somtel’ ayuu ku soo afmeeray xadfla wasiirka waxbarashadu

,Maamulka Gobolka iyo Degmada Burco, iyo xubno wasiiro ah oo halkaas iyaguna ka hadlay ayaa horumar gobolka u soo kordhay ku tilmaamay daahfuridda adeegan cusub.