Daawo:Shirkada Somtel Oo Carwada Wareegta Ku Soo Bandhigtay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

0
Thursday August 13, 2015 - 16:17:38 in by Burco Office
  • Visits: 727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Shirkada Somtel Oo Carwada Wareegta Ku Soo Bandhigtay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

    Burco(AFKA)Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel ayaa xalay Magaalada Burco ku soo Bandhigtay Carwada Barnaamij ay u Bixiyeen Carwada Wareegta oo xalay lagu daahfurayey Adeeg cusub oo casri ah oo dhinaca internetka ah, adeegaasi oo la yidhaa 4

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel ayaa xalay Magaalada Burco ku soo Bandhigtay Carwada Barnaamij ay u Bixiyeen Carwada Wareegta oo xalay lagu daahfurayey Adeeg cusub oo casri ah oo dhinaca internetka ah, adeegaasi oo la yidhaa 4G Ayay xaly ) shirkaddu ku samaysay Qiimo dhimisti ugu balladhnayd waxaan dadweyne aad u tiro badani u galeen Kuyu dheer Iibsashada Adeggan cusub. Masuliyiinta Dhinaca Ganacsiga iyo iibka ee shirkadda Somtel ayaa sharaxaya muhiimadda carwadan iyo waxa ay shirkaddu u siddo reer burco.