Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo xusay asxaabtiisa oo dhambaal Tacsi ah u diray qoyskii iyo qaraabaddii uu ka baxay Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde

0
Thursday April 17, 2014 - 08:48:21 in by Super Admin
  • Visits: 901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo xusay asxaabtiisa oo dhambaal Tacsi ah u diray qoyskii iyo qaraabaddii uu ka baxay Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde

    Jamaal Cali Xuseen waxa uu Sidan kuu sheegay Qoraal kooban oo uu ku baahiyey Boggiisa Facebook ga waxanu u dhignaa Sidan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamaal Cali Xuseen waxa uu Sidan kuu sheegay Qoraal kooban oo uu ku baahiyey Boggiisa Facebook ga waxanu u dhignaa Sidan:

Jamaal Cali Xuseen oo xusay asxaabtiisa oo dhambaal Tacsi ah u diray qoyskii iyo qaraabaddii uu ka baxay Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde

Aniga oo ah Jamaal Cali Xuseen mar labaad anigoo ku hadlaya madaxda xisbigga UCID dhamaantood, Gudoomiyaha Xisbiga En Faysal Cali Waraabe, Musharax ku xigeenka Xisbiga Dr. Cabdirashiid Xasan Mataan, Gudoomiye ku xigeenka 3aad ee xisbigga Muj Cali Gurey, dhamaan Guddida Fulinta, dhamaan golaha dhexe, garabka haweenka iyo garabka dhalinyaradda iyo taageerayaasha xisbigaba, waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, qaraabaddii, ehelkii, asxaabtii, iyo dhamaan shacabka Somaliland geeriddii ku timid Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde.

Yaasiin wuxuu ahaa shakhsi ku sifoobay wanaag isaga iyo walaaladiiba. Gaar ahaan waxaan tacsi gaar ah u dirayaa qoyskiisa iyo asxaabtayda ehelkiisa ah oo uu ugu horeeyo Dr. Cumar Xaaji Ismaaciil Jirde, Xildhibaan Cabdulqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, iyo Cali Shoombe. Ilaahay samir iyo iimaan haydinka siiyo, isagana Ilaahay naxariistii janaddii ha ka waraabiyo.



Jamaal Cali Xuseen iyo dhamaan Xisbiga UCID.