Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Soo Gaadhey Buuhoodle ,Soona Gaadhsiyay Dirays iyo Hub

0
Friday August 14, 2015 - 23:11:27 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Soo Gaadhey Buuhoodle ,Soona Gaadhsiyay Dirays iyo Hub

    Cali Khaliif Galaydh ayaa kasoo degay magaalada Buuhoodle,isaga oo sita dirays iyo Hub ciidamada Federalka ahi ay lee yihiin,sheegayna in ay Iman doonaan ciidamo ka socda Dawlada Federalka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Khaliif Galaydh ayaa kasoo degay magaalada Buuhoodle,isaga oo sita dirays iyo Hub ciidamada Federalka ahi ay lee yihiin,sheegayna in ay Iman doonaan ciidamo ka socda Dawlada Federalka ah.
Contact@afkashacabka.com