Daawo:Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco oo Dhagax Dhigay Dhismaha Mashaariic khayriya oo laga Hirgeliyey Xaafadda Cusub ee Caqilyare Burco

0
Saturday August 15, 2015 - 15:55:37 in by salman abdi
  • Visits: 728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco oo Dhagax Dhigay Dhismaha Mashaariic khayriya oo laga Hirgeliyey Xaafadda Cusub ee Caqilyare Burco

    Masuliyiinta Gobolka Togdheer, iyo degmada burco, isuduwayaasha wasaaradda dib u dejinta iyo diinta iyo awqaafta, xildhibaano, odayaal iyo waxgaradka xaafadda caaqil yare ee magaalada Burco ayaa saaka si wada jira u dhagax dhigay ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuliyiinta Gobolka Togdheer, iyo degmada burco, isuduwayaasha wasaaradda dib u dejinta iyo diinta iyo awqaafta, xildhibaano, odayaal iyo waxgaradka xaafadda caaqil yare ee magaalada Burco ayaa saaka si wada jira u dhagax dhigay ...

dhismaha mashruuc ballaadhan oo xaafaddaasi loogu dhisayo markas weyn oo carruuta lagu baro quraanka iyo masaajid ay dadka xaafaddaasi ku tukan doonaan, waxana halkaasi baahiyaha xaafaddaasi ka soo jeediyey qaar ka mida odayaasha iyo dhalinyarada xaafadaasi, iyagoo xubno culimo ah oo halkaasi ka hadashayna aad ugu duceeyeen nin carab ah oo isagu maalgelinaya mashruucaasi markazka iyo masaajidka loogu dhisayo xaafaddaasi.

Masuliyiinta Gobolka Togdheer, iyo degmada burco, isuduwayaasha wasaaradda dib u dejinta iyo diinta iyo awqaafta ayaa iyaguna halkaas ka ballanqaaday inaanay xaafaddan waxba ka hagran doonin isla markaasna ay u diiwangashantahay.