GUDDIDA QABAN-QAABADA XUSKA 12AAD EE MADAXWEYNIHII HORE EE SOMALILAND OO LA SHAACIYEY

0
Thursday April 17, 2014 - 15:42:34 in by Super Admin
  • Visits: 935
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDDIDA QABAN-QAABADA XUSKA 12AAD EE MADAXWEYNIHII HORE EE SOMALILAND OO LA SHAACIYEY

    Guddida qaban-qaabada Xuska 12aad ee laga joogo Geeridii Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal, ayaa si rasmi ah loo shaaciyey, isla markaana waxay soo dhawaynayaan cidkastoo Muruq iyo Maskax-ba ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida qaban-qaabada Xuska 12aad ee laga joogo Geeridii Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal, ayaa si rasmi ah loo shaaciyey, isla markaana waxay soo dhawaynayaan cidkastoo Muruq iyo Maskax-ba ku darsan kara Xuskaas.


Warsaxaafadeed kooban oo Xubnaha Guddidan lagu magacaabay ayaa goor dhawayto Shabakada wararka ee Hadhwanaagnews.com soo gaadhay, waxaanay Guddidani ay gaadhayaan 27aad Xubnood oo isku soo duba-riddi doona Xuska Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal oo ku beegan 3-da bisha May 2014-ka. Warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:- "Gudi loo magacabay qabanqabada xuska 12aad ee kasoo wareegtay Geeridii Abihii, Madaxweynihii Somaliland (AHN) Marxum Maxamed Xaji Ibrahim Cigaal oo ku began 3da May 2014.

 

Waxanu soo dhawaynaynaa cid kasta oo ka qayb qaadanaysa xuska sanadkan muruq iyo maskaxba Xukumad iyo shacaba, Siyasiinta, xisbiyada qaranka , bahda saxafada, ururada bulshada, Ganacsatad, Ardayda Jamacaha, ardayda Dugsiyada Sare, Jamacadaha Dalka, madaxdhaqmeedka dalka iyo dhamaan intii magic iyo milgo ku leh qarankan. Waxanu idn leenahay sanadkan si mug iyo misan leh noogala qayb qaata xuska halyeygini aa jeclaydeen, madaxweynihini Dhidibada u tagay Nabadgelyada iyo qaranka Somaliland ee aynu manta dugsanayno.

Magacyada gudiga qabanqabada oo ah.

1-Muxumed Aw Abdi (contact person)
2-Adam Muuse Jibriil
3- Mohamed Ahmed Barawani (Sonsaf)
4-Mohamed Farah Karash (APD)
5-Dr Adam Abokor
6-Ali Omer Hasssan Guleid
7- Hassan Hallas (APD)
8- Osman Sheikh Abdi (Amal)
9-Siciid Ahmed Mohamed (SONYO)
10- Xildhibaan C/qaadir Maxamed Xasan (indho indho)
11-Ismail Muumin Are
12- Xildhiabaan Saleebaan Ali kore
13- Bashe Abdi Gaboobe
14-Samira Hassan (UNDP)
15-Asha Hassan Hiis (APD)
16-Sadia Ahmed Muuse
17-Fardus Mohamed Dheere
18- Aamina Fareh Jireh
19- Hodo Said shukri
20- Rashid Ibrahim Naaleeye.
21- Rooda Daahir Barkhad
22- Faadumo Maxamed Aadan (Caaqil)
23-Hibo Cali Baaruud
24- Amran Cabdi Daa'uud Cigaal
25- Mahad Daa'uud Cigaal
26- Ibraahim Muuse Wacays
27- Maamulaha Dugsiga RIIS Caasha Xasan Cali



ALLa Mahad leh






Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com