Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Koonfur Afrika. +Sawiro
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic oo ay weheliyaan wasiirka Arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis, safiirka somaliland ee itoobiya Maxamuud Aadan Jaamac, agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan xogyaha gaarka ah ee madaxweyne ku xigeen Cabdirashiid ayaa la kulmay madaxweyninihii hore koonfur Africa Thabo Mbeki ahna Gudoomiyaha gudiga sare ee xalinta khilaafaadka koonfur afrika iyo chief staff ka gudigaasi.
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Koonfur Afrika. +Sawiro
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic oo ay weheliyaan wasiirka Arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis, safiirka somaliland ee itoobiya Maxamuud Aadan Jaamac, agaasimaha guud ee wasaarada warfaaf