C.karin axmed moge oo madal ilyartu is qabatay ka sheegay inu madaxweynuhu u dhibban yahay dad qabyalad wax ku doonaya oo wax walba sheganaya

0
Friday August 28, 2015 - 14:21:23 in by salman abdi
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C.karin axmed moge oo madal ilyartu is qabatay ka sheegay inu madaxweynuhu u dhibban yahay dad qabyalad wax ku doonaya oo wax walba sheganaya

    "Madaxweynuhu Wuu Dhiban Yahay Aniga Lasoo Shaqeeyay Oo…" Ex Wasiir kuxigenki qorshaynta Cabdikarin Axmed Mooge

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweynuhu Wuu Dhiban Yahay Aniga Lasoo Shaqeeyay Oo…" Ex Wasiir kuxigenki qorshaynta Cabdikarin Axmed Mooge

waxaanu tilmaamay in arrinintaasi uu dareemay wakhtigii uu ka mid ahaa golaha Wasiirrada.

 Cabdikariim Axmed Mooge waxa uu sidan ku sheegay munaasibad xalay lagu qabtay magaalada Hargeysa oo lagaga hadlayay sidii loo cidhibtiri lahaa dhibaatada ay qabaayladu ku leedahay bulshada.

"Madaxwaynuhu wuu dhiban yahay, anigaa la soo shaqeeyay aroortaad arragtaba wuxuu Maxkamadd u saaranyahay reer, kii badsaday iyo kii yaraystayba xaq baa ka maqan. Buuriihii reer baa sheeganaya, ceelashii reer baa sheeganaya, beerihii reer baa sheeganaya” ayu yidhi Cabdikariin Axmed Mooge

Isaga oo hadalkiisa sii watay, waxa uu yidhi "Qabiil ka yar iyo Qabiilka wayn inay is aqbalaan oo caddaalad u sinaadaanbaan u istaagnay” ayuu sii raaciyey hadalkisa Cabdikariim Axmed Mooge.

Cabdikariim Axmed Mooge waxa uu intaas ku daray ”Ololahani waxa uu boorrinayaa in aan Xilka umadda lagu hanan Qabyaalad, balse lagu helo aqoon, karti, daacadnimo iyo in qofku ku sifoobo Inuu ka madhan yahay musuqmaasuq.”



contact@afkashacabka.cm