
Daawo Sawirada:Ciidamada Amaanka Ee Dalka Austria oo Gacan Bir ah ku qabtay Gaari laga soo Buxiyay Meyd Fara badan oo qaxooti ah
Ciidamada amaanka dalka Austria, ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca ganacsiga oo qeybtiisa danbe lagu soo guray Meydadka 50 qaxooti ahaa.
Ciidamada amaanka ayaa sheegay inay aaminsan yihiin in Meydadkaasi la doonaayay in laga talaabiyo xadka dalka Austria.




Gaariga oo albaabka loo xidhay ayaa waxaa looga dhaqaajiyay wadada A4 ee dalkaasi Austria, waxaana ay booliska yihiin kuwo ku raadjooga darawalkii gaariga oo goobta ka baxsaday.
Maalmo ayay sheegayaan dadka deegaanka in uu gaarigan yaalay meesha, markii dambana ay ku wargeliyeen booliska.




Daawo Sawirada:Ciidamada Amaanka Ee Dalka Austria oo Gacan Bir ah ku qabtay Gaari laga soo Buxiyay Meyd Fara badan oo qaxooti ah
Ciidamada amaanka dalka Austria, ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca ganacsiga oo qeybtiisa danbe lagu soo guray Meydadka 50 qaxooti ahaa. Ciidamada amaanka ayaa sheegay inay aaminsan yihiin in Meydadkaasi la doonaayay in laga talaabiyo xadka dalka