Dhegayso: Ololaha Cidhib Tirka Qabyaaladda oo Hargeysa laga Bilaabay iyo khudbado Qiiro badan oo laga jeediyey madashi lagu daahfuray ololahan+SAWIRO

0
Friday August 28, 2015 - 14:57:06 in by salman abdi
  • Visits: 1004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhegayso: Ololaha Cidhib Tirka Qabyaaladda oo Hargeysa laga Bilaabay iyo khudbado Qiiro badan oo laga jeediyey madashi lagu daahfuray ololahan+SAWIRO

    Magaalada Hargeysa waxaa xalay lagu daah furay ololale loogu dhaq dhaqaaqayo sidii loo cidhib tiri lahaa qabyaalada kaasi oo lagu wado in muddo shan sano gudoahood ah ay qayb ka noqdaan labaatan kun oo qof oo qabyaalad diid ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Hargeysa waxaa xalay lagu daah furay ololale loogu dhaq dhaqaaqayo sidii loo cidhib tiri lahaa qabyaalada kaasi oo lagu wado in muddo shan sano gudoahood ah ay qayb ka noqdaan labaatan kun oo qof oo qabyaalad diid ah.

Furitaankii ololahan, ayaa waxaa ka soo qayb galay abwaano iyo masuuliyiin ka kala socday xukuumadda iyo baarlamanka oo uu hor kacayo gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland.

Waxaa halkaas lagu soo bandhigay saamaynta ay qabyaaladdu ku leedaha bulshada iyo sida looga bixi karo.