Ku Dhawaad 50 Ruux Oo Muhaajiriin Ah Oo Maydkooda Laga Helay Gaadhi Kuwa Xamuulka Qaada Ah Dalka Austria

0
Friday August 28, 2015 - 16:25:29 in by salman abdi
  • Visits: 621
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku Dhawaad 50 Ruux Oo Muhaajiriin Ah Oo Maydkooda Laga Helay Gaadhi Kuwa Xamuulka Qaada Ah Dalka Austria

    llaa 50 qof oo muhaajirin ah, ayaa meydkooda laga heley gaadhi kuwa xamuulka qaada ah,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

llaa 50 qof oo muhaajirin ah, ayaa meydkooda laga heley gaadhi kuwa xamuulka qaada ah,

meel u dhow magaalada Parndofr ee Austria, .
Booliska, ayaa gaadhigaasi ka heley xadka uu la wadaago dalkaas Austria waddanka Hungari, lamana sheegi karo illaa iyo hadda waxay dadkasi u dhinteen.

ustera

Boolisku sidoo kale garaneyn tirada rasmiga ah ee dadkaas dhintay, hasa yeeshe waxa la leeyahay waa in ka badan illaa iyo 50 ruux.
Dhawanahanba waxa badanayay qulqulka muhaajiriinta ka cararaya dalalka ay dagaallada ka socdaan ee bariga dhexe, kuwaas oo nolol ka raadinaya waddamada Yurub.