Dhegayso: "Soomaliya Xilligan kama dhici karto Doorasho Hal Qof iyo Hal Cod ah" Nickolas Kay

0
Wednesday September 02, 2015 - 10:11:21 in by salman abdi
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhegayso: "Soomaliya Xilligan kama dhici karto Doorasho Hal Qof iyo Hal Cod ah" Nickolas Kay

    Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in adduunku uusan ka sii jeedsan karin Soomaaliya, iyada oo ay sare u sii kacday dadka ay cuno yaridu haysato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in adduunku uusan ka sii jeedsan karin Soomaaliya, iyada oo ay sare u sii kacday dadka ay cuno yaridu haysato.


Nicholas Kay waxa uu BBC-da u sheegay in Soomaaliya aan wali sidii loogu talagalay loogu helin kharashaadkii caalamiga ahaa ee loo dalbay.

Isniintii waxaa la shaaciyay in 3.1 milyan oo qof Soomaaliya ku nool in ay u baahanyihiin gargaar baniiaadminimo. Nicholas wuxuu sheegay in ayba xaaladdu ka sii dari karto dhamaadka sanadkan.

Hase ahaatee Nicholas waxa uu sheegay in uu dalku horumar ka sameeyay isbdalada dhanka siyaasadda iyo dagaalka Al-shabaab.

Ergaygu wuxuu magaalada Addis Aba ugu waramay wariyaha BBC-da Emmanuel Igunza , Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa inoo soo koobaya



Contact@afkashacabka.com