Daawo: Madaxweynaha Ruushka Putin Oo Kubada Barafka La Ciyaaray Laacibiin Iyo Xidigo Ruush Ah Labo Goolna U Dhaliyay Kooxdiisa

0
Wednesday September 02, 2015 - 21:38:02 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweynaha Ruushka Putin Oo Kubada Barafka La Ciyaaray Laacibiin Iyo Xidigo Ruush Ah Labo Goolna U Dhaliyay Kooxdiisa

    Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa ka qayb galay ciyaarta barafka lagu dul ciyaaro ee Hockey-da loo yaqaano, taas oo ciyaar yahano waaweyn iyo kuwo dhalinyaro ah intuba ka qayb qaadanaysay, waxaanu Putin kooxdiisa u saxeexay labo gool oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa ka qayb galay ciyaarta barafka lagu dul ciyaaro ee Hockey-da loo yaqaano, taas oo ciyaar yahano waaweyn iyo kuwo dhalinyaro ah intuba ka qayb qaadanaysay, waxaanu Putin kooxdiisa u saxeexay labo gool oo degdeg ah.

Ciyaarta Hockey-da ee uu ka qayb galay Vladimir Putin ayaa ka dhacday magaalada ciyaaraha Olympic-ga Ruushku u dhisay ee Sochi, waxaana ciyaartan ka mid ahaa dadkii Putin la ciyaarayay, xidigaha Ruushka ee Viacheslav Fetisov iyo Alexander Ovechkin.

Xamse Cismaan 

Afkashacabka Burco/Office