Daawo: Guddomiyaha Guurtida oo marki u horeysay ka hadlay Go'aankii Maxkamadda sare ka so saartay Khilaafki ka dhashay muddo kordhinti ay sameeyeen

0
Sunday September 06, 2015 - 19:09:24 in by salman abdi
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Guddomiyaha Guurtida oo marki u horeysay ka hadlay Go'aankii Maxkamadda sare ka so saartay Khilaafki ka dhashay muddo kordhinti ay sameeyeen

    Guddomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md:Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo sheegay inay nabadgalyada wadanku marayso meel fiican ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md:Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo sheegay inay nabadgalyada wadanku marayso meel fiican ,

sidoo kalna ka gaabsaday inuu ka hadlayo muranka sharci ee haamaha kaydka shiidaalka ,sidoo kalna uu Guddoomiyuhu ka hadlay murankii mudakordhinta ee maxkamada sare ka gar naqday .