Hargaysa:Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Waramay Tirada Shilalkii U Dambeeyey Ee Dalka Ka Dhacay

0
Sunday September 06, 2015 - 21:43:38 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Waramay Tirada Shilalkii U Dambeeyey Ee Dalka Ka Dhacay

    Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka waramay tirrada dadkii ku naf waayay iyo kuwa ku geeriyooday shilalkii dalka ka dhacay saddexdii bilood ee u dambeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka waramay tirrada dadkii ku naf waayay iyo kuwa ku geeriyooday shilalkii dalka ka dhacay saddexdii bilood ee u dambeeyay.



Taliye Fadal waxa uu intaasi raaciyay "waxyaabo badan ayaa sababa waxaana ka mid ah xawaaraha sare ee gaadiidku ku socdaan,
"Sadexdii bilood ee ugu danbeeyay boqol shil ayaa dhacay, waxa ku dhintay 18 qof waxaana ku dhaawacmay 85 ruux oo kale, 97 gaadiid ah ayuu qasaare ka soo gaadhay, xoolahuna waa shan iyo afartan.” Ayuu yidhi Sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal u waramay Barnaamij Idaacadda BBC-du ka diyaarisay shilalkii ka dhacay Somaliland.

mobailada iyo daahyada oo had iyo jeer basaska lagu xidho taxadir daro ayaa iyaduna ka mid ah.” Ayuu yidhi Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland

Contact@afkashacabka.com