Daawo: Weriye Baffo oo Warbixin Naxdin leh ka diyaariyey Tahriibayaal ku sugan Talyaaniga

0
Monday September 07, 2015 - 09:12:42 in by salman abdi
  • Visits: 706
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Weriye Baffo oo Warbixin Naxdin leh ka diyaariyey Tahriibayaal ku sugan Talyaaniga

    Halaaga Tahriibka iyo Rafaadka laga dhaxlo ayaan la qiyaasi karin, waxaana qofka tacabiraaya u muuqda oo kaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halaaga Tahriibka iyo Rafaadka laga dhaxlo ayaan la qiyaasi karin, waxaana qofka tacabiraaya u muuqda oo kaliya

Yoolkiisa higsi ee ku dhisan gaadhista goobtu niyada ku hayo, balse boqolaal kamid ah dadka nafahooda biimeeya ayaa la kulma waxyaabo aanay filayn kahor intaanay gaadhinba goobtay Higsanayeen. Wariye Ibraahim Cumar Baafo oo ku sugan Magaalada Milaano ee dalka Talyaaniga ayaa warbixintan oo naxdin badan leh ka diyaariyay dhalinyaro Soomaali ah oo laga soo badbaadiyay badweynta. 

aasax