Wiil Dhalin yara ah oo Somaaliya oo Lasheegay inuu kubiiray Isiis

0
Thursday September 10, 2015 - 11:17:21 in by Hargeysa Office
  • Visits: 719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil Dhalin yara ah oo Somaaliya oo Lasheegay inuu kubiiray Isiis

    Wiil Dhalin yara ah oo Somaaliya oo Lasheegay inuu kubiiray Isiis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiil Dhalin yara ah oo Somaaliya oo Lasheegay inuu kubiiray Isiis


Mustafe muuse oo ah wiil soomaliya ayaa malintii shalay  ka hor cadeeyay maxkamad kutaala 

magaalada Minneapolis ee gobolka MN in isaga iyo ugu yaraan 8 kale ay doonayeen inay u socdaalaan Suuriya si ay ugu biiraan ururka ISIS.

Maxkamadaas ka dib, ayaa Xeer Ilaaliya Maraykanka ee gobolka Minnesota uu shir jaraa’id qabtay, kaas oo uu kaga hadlayey barnaamij lagu magacaabo CVE oo dawladda dhexe ay soo hindistay, kaas oo bulshada Muslinka qaarkeedna ay welwel iyo cabsi badan  ka muujisay.