Kalluumaysato U Dhalatay Waddank Hindiya Oo Xulafada Sucuudigu Ku Dileen Xeebaha Yemen.

0
Thursday September 10, 2015 - 12:36:02 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kalluumaysato U Dhalatay Waddank Hindiya Oo Xulafada Sucuudigu Ku Dileen Xeebaha Yemen.

    Waxaa bariga dalka Yemen la sheegayaa in lagu dilay 22 qof oo kalluumeysato ah, kuwaasi oo ka soo jeeday dalka Indiya Dilka kalluumeysatadan ayaa yimid kadib markii xeebta Al-Xudeyda ee Yemen lagu duqeeyay, waxaana duqeyntaasi geystay xulafada uu ho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa bariga dalka Yemen la sheegayaa in lagu dilay 22 qof oo kalluumeysato ah, kuwaasi oo ka soo jeeday dalka Indiya Dilka kalluumeysatadan ayaa yimid kadib markii xeebta Al-Xudeyda ee Yemen lagu duqeeyay, waxaana duqeyntaasi geystay xulafada uu hogaaminayo dalka Sacuudiga.

Waxa ay wateen kalluumeystadaasi labo doon oo ay ku jilaabanayeen kalluun.

Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Hindiya ayaa sheegtay in ay raadinaysao macluumad ku saabsan duqeynta loo geystay muwaadinintooda.
Si kastaba ha ahaatee dowladda Hindiya ayaa xidhay safaaraddii ay ku lahayd dalka Yemen sanadkan 2015.

Contact@afkashacabka.com