Daawo: Madaxweynaha Xidhiidhka Kubada Cagta Jarmalka Oo Booqday Qoys Qaxooti Ah Iyo Kubado Iyo Diraysna Siiyay

0
Thursday September 10, 2015 - 12:41:27 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweynaha Xidhiidhka Kubada Cagta Jarmalka Oo Booqday Qoys Qaxooti Ah Iyo Kubado Iyo Diraysna Siiyay

    Madaxweynaha xidhiidhka kubada cagta Jarmalka (DFB), Wolfgang Niersbach, ayaa booqday xero dad qaxooti ah la dejiyay, oo ku taala Egelsbach, oo ku taala badhtamaha konfur galbeed ee dalka Jarmalka, waxaanu ninkan ugu sareeya xidhiidhka federalka Jarm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha xidhiidhka kubada cagta Jarmalka (DFB), Wolfgang Niersbach, ayaa booqday xero dad qaxooti ah la dejiyay, oo ku taala Egelsbach, oo ku taala badhtamaha konfur galbeed ee dalka Jarmalka, waxaanu ninkan ugu sareeya xidhiidhka federalka Jarmalka u qaabilsan kubada cagtu uu si gaar ah u booqday, guri ay degan yihiin, qoys Kurdiyiin ah.


 

Qoyskan uu sida gaarka ah gurigooda u booqday Wolfgang ayaa ku soo qaxay dalka Jarmalka bilowga sanadkii hore, waxaanu gudoonsiiyay, dirayska ciyaaraha, kubada iyo qalab kale oo uu hadiyad u siiyay, waxa kale oo uu masuulkani guriga qoyskaa Kurdiyiinta ah ku qaatay dhawr saacadood oo uu la joogay.

Contact@afkashacab.com