Wefti ka socday Xisbiga KULMIYE oo si Diiran loogu Soo Dhoweeyey Burco+SAWIRO

0
Saturday September 12, 2015 - 09:48:18 in by salman abdi
  • Visits: 877
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wefti ka socday Xisbiga KULMIYE oo si Diiran loogu Soo Dhoweeyey Burco+SAWIRO

    Wefti Balaadhan Oo Ka Socda Xisbil Xaakimka Kulmiye Oo Isugu Jira Xildhibaano ,Ganacsato, Aqoonyahano Iyo Ardayda Jaamacaddaha Oo Ka Soo Kici Timay Caasimada Dalka Ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyey Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wefti Balaadhan Oo Ka Socda Xisbil Xaakimka Kulmiye Oo Isugu Jira Xildhibaano ,Ganacsato, Aqoonyahano Iyo Ardayda Jaamacaddaha Oo Ka Soo Kici Timay Caasimada Dalka Ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyey Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco

 Waxaana Soo Dhaweynta Weftidaasi Ka Qayb Qaadanaayey Gudoomiyihii Hore Gobolka Togdheer Ee Xisbiga Kulmiye Mudane Sahal Aadan Ee Ku Gacan Saydhay Xilka Qaadistii Dhawaan Uu Muuse Biixi Wareegtada Ku Soo Saaray Iyo Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Kulmiye Nasra Qalyayax

Xubno Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco Ganacsatada Gobolka Togdheer Iyo Xubno Ka Mid ah Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ku Waasi Oo Weftidan Kaga Hortgay Kaantaroolka Magaalada Burco Iyada Oo Weftidan Ugu Danbayntii Loo Soo Galbiyey Xafiiska

Guud Ee Gobolka Xisbiga Kulmiye Ku Leeyahay Oo ay Ugu Diyaar ahaayeen Dadweynaha Taageera Xisbiga Kulmiye Oo Si Balaadhan Ugu Qaabilay Xafiiska Xisbiga Weftidaasi.

 

Qaar Ka Mid ah Masuuliyiintan Ka Socda Xisbiga Kulmiye Oo Halkaasi Ka Hadlay Ayaa Faah Faahiyey Ujeedada Socdaalkooda Waxaana Ay Ku Saleeyeen Dardar Gelinta Arrimaha Xisbiga Iyo Sidoo Kale Kor Uqaadida Iyo Isku Dubaridka Dhammanba Hawlaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer

 

Waxaana Halkaasi Sidoo Kale Aad Loogu Dheeraaday Musharaxa Ka Dib Madaxweyne Siilaanyo Loo Cumaamadayo Xilka Musharaxnimada Xisbiga Kulmiye In Uu Noqdo Mid Hanan Kara Codka Shacabka Somaliland Islamarkaasina Isku Haynkara Taageerayaasha Kala Duwan Ee Ku Midoobay Xisbiga Kulmiye

Ugu Danbayntii Waxaa Hadalka Soo Xidhay Gudoomiyihii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Waxaana Uu Ku Dheeraaday Midnimada Iyo Wadajirka Xisbiga Kulmiye Iyo Sidii Danta Guud Ee Xisbiga Looga Ee Wada Shaqayn Lahaa