Daawo:Dowlada Hoose Ee Burco Qado Shareed U Sameesay Qurbo joog reer Filand ah+Sawiro

0
Saturday September 12, 2015 - 16:26:56 in by Burco Office
  • Visits: 644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Dowlada Hoose Ee Burco Qado Shareed U Sameesay Qurbo joog reer Filand ah+Sawiro

    Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco oo Qado sharaf u sameeyey Xubno ka socday Jaaliyadda Somaliland ee Finland iyo Dhakhaatiir wax ka qabanaysa adeeyada caafimaad ee Cisbitaalka Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco oo Qado sharaf u sameeyey Xubno ka socday Jaaliyadda Somaliland ee Finland iyo Dhakhaatiir wax ka qabanaysa adeeyada caafimaad ee Cisbitaalka Burco

Maayarka Magaalada Burco oo ay wehelinayaan kuxigeenkiisa, iyo Badhasabkuxigeenka Togdheer, iyo weliba xildhiban cabdirisaq aar oo ka tirsan golaha degaanka Burco ayaa maanta hadhimo sharafeed qado ah u sameeyeey Xubno dhakhaatiir iyo jaaliyadda somaliland ee UK isugu jiray oo magaalada Burco ka bilaabaya mashruuc lagu horumarinayo adeegyada caafimaad ee cisbitaalka Guud ee Burco.
Waxa kelmado halkaas uga jeediyey dhakhaatiirtaasi Maayarka Burco, kuxigenkisa, xildhibaan abdirisaaq aar iyo badhasabkuxigenka togdheer. waxayna ku ammaaneed dedaalkooda iyago uga mahadceliyey hawlaha samafalka ah ee ay u wadaan Gobolka.
Mr Siciid oo ka socday Hay'adda IOM ee waddanka Finland, iyo axmed weli oo ka mida dhakhaatiirta mashruucani wada ayaa iyaguna uga mahadceliyey masuliyiinta gobolka iyo degmada sida qiimaha leh ee ay u soo dhoweeyeen iyago u sharaxay waxyaabaha ay qaban doonaan.