Daawo:Masuliyinta Dawladda Hose Burco oo ka qaybgalay Furitanka Xaruntii Ururka NOW ee Burco

0
Thursday September 17, 2015 - 22:27:45 in by salman abdi
  • Visits: 778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Masuliyinta Dawladda Hose Burco oo ka qaybgalay Furitanka Xaruntii Ururka NOW ee Burco

    Masuliyinta Dawladda Hose burco waxay saka ka qaybgaleen furitaanka xaruntii ay dawladda hoose u dhistay Ururka hawenka qaranka ee NOW oo toos u bilowday shaqadii ay haweenka u hayeen,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuliyinta Dawladda Hose burco waxay saka ka qaybgaleen furitaanka xaruntii ay dawladda hoose u dhistay Ururka hawenka qaranka ee NOW oo toos u bilowday shaqadii ay haweenka u hayeen, waxana halkaas lagu so bandhigay cuntooyin ay kariyeen kooxda karintu, cillaan saar iyo dawaarro, kuwaasoo dhammantood ba qayb ka ah waxyaabaha xaruntaasi lagu qaban doono iyadoo tababar dhinaca farsamada ah lagu siin doono haweenka si ay ugu shaqaystaan, waxaana furitanka xaruntaas ka hadashay marwo deqa waydaar oo ah guddomiyaha ururka NOW ee Gobolka Togdheer, Maayarka Burco, kuxigenkiisa , xoghayaha dawladda hose iyo xildhiban shine falliidh, dhammantood waxay ka warbixiyeen muhiimadda ay xaruntani u ledahay gobolka gaar ahaanna haweenka


Mustafe Teacher
Burco / Office
Contact@afkashacabka.com.