Diyaaradaha dagaalka Suuriya oo duqayma gaystay

0
Friday September 18, 2015 - 09:19:41 in by Hargeysa Office
  • Visits: 736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaaradaha dagaalka Suuriya oo duqayma gaystay

    Diyaaradaha dagaalka Suuriya ayaa duqayma gaystay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaaradaha dagaalka Suuriya ayaa duqayma gaystay

Ciidamada dawladda Suuriya ayaa bilaabay duqeyma cirka ah oo isdaba joog ah oo ay ku qaadayaan deegaanada ay gacanta ku hayaan falaagada ka dagaalanta dalkaasi.

Ugu yaraan 15 qof ayaa la sheegay in ay dhinteen kaddib markii diyaaradaha qumaatiga u kaca ay ku garaaceen qaraxyo magaalada Busra Alsham ee gobolka Darca.

Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in sidoo kale duqamya loo gaystay magaalooyinka Xalap ee waqooyi iyo Raqa ee dhacda bariga fog ee dalkaasi Suuriya.

Magaalada Xalap oo kali ah waxaa la sheegay in 40 qof ay ku dhinteen labadii maalmood ee la soo dhaafay.






m.andar
afkashacbka news