Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo Terminaal Cusub oo Casriya u dhagax Dhigay Madaarka Laascaanood

0
Friday September 18, 2015 - 15:12:11 in by salman abdi
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo Terminaal Cusub oo Casriya u dhagax Dhigay Madaarka Laascaanood

    Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Xukuumada Somaliland ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood. Waftigan oo uu Hogaaminaya Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Xukuumada Somaliland ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood. Waftigan oo uu Hogaaminaya Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland
Maxamuud Xaashi Cabdi ayna Wehelinayeen Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Cabdrisaaq khaliif iyo xubno kale


Waxayna Dhagax Dhigeen Tarminaalo Casriya Oo Laga Dhisayo Madaarka Magaalada Laascaanood Iyadoo Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland uu Ku Wareejiyay Dowlada Hoose Ee Laascaanood Gaadhi Dabdamisa Iyo Waliba Baabur U Ku Shaqeyn Doono Agaasimaha Wasaarada Duulista Ee Gobolka Sool.