Dawladaha Somaliland iyo Etopia Oo Shir Amaanka Khuseeya Uga Furmay Magalada Diridhaba+Sawiro

0
Friday September 18, 2015 - 23:49:43 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladaha Somaliland iyo Etopia Oo Shir Amaanka Khuseeya Uga Furmay Magalada Diridhaba+Sawiro

    Shir siweyn looso agaasimay oo ku saabsan iskaashiga arrinaha nabadgelyada iyo xoojinta sidii looga wada shaqayn laha, ayaa uga firmay labada waddan ee Somaliland iyo Itoobiya Magaalada Diridhaba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir siweyn looso agaasimay oo ku saabsan iskaashiga arrinaha nabadgelyada iyo xoojinta sidii looga wada shaqayn laha, ayaa uga firmay labada waddan ee Somaliland iyo Itoobiya Magaalada Diridhaba.


imageimage

Shirkan waxaa dhinaca Jamhuuriyadda Somaliland, uga qayb galaayay Laamaha ammaanka iyo Masuuliyiin xilal culus haya, waxaana kamid ah Taliyaasha Ciidamadda Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiir ku-xigeenka arrimaha debadda, Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya, Badhasaabada Gobolada, Maroodijeex, Gabilay, Togdheer, Sool Iyo Awdal.

Dhinaca Dalka Itoobiya madaxda shirkaas uga qaybgashay ayay kamid ahaayeen, Wasiirka arrimaha debadda ee Fadaraalka Itoobiya, Wasiirka arrimaha gudaha, Madaxweynaha Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya, taliyaal ka socda laamaha ammaanka.

imageimageimageimageimageimageimageimageimage

Shirkan oo ah kii ugu balaadhna ee labada dal ku yeeshaan gudaha dalka Itoobiya, waxaa lagaga hadlaaya xaalada ammaanka ee labada wadan oo xuduud dheer wadaaga, taas oo labada waddan meesha kaga saarayaan wixii khatar ku ah nabadgelyada.

Waxaa la filayaa inay shirkan ka soo baxaan qodobo dhaxal gal u noqon doona mustaqbalka ammaan ee labada waddan.


Contact@afkashacabka.com