Fadhiyadii Baarlamaanka Dalka Somaliya Oo Hakad La Galiyey Iyada Oo Ay Hor Yaalaan Mooshino Iska Soo Hor Jeeda

0
Friday September 18, 2015 - 23:58:38 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadhiyadii Baarlamaanka Dalka Somaliya Oo Hakad La Galiyey Iyada Oo Ay Hor Yaalaan Mooshino Iska Soo Hor Jeeda

    hakad ku jiraan fadhiyadii baarlamaanku, laakiin ay sii socon doonaan arimaha lagaga hadlayo mooshinada iska soo hor jeeda maadaama dhinacyadu ogolaadeen in wada hadal lagu dhameeyo." Ayuu yidhi xildhibaanku. Qaar ka mid ah xildhibaanada baarla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hakad ku jiraan fadhiyadii baarlamaanku, laakiin ay sii socon doonaan arimaha lagaga hadlayo mooshinada iska soo hor jeeda maadaama dhinacyadu ogolaadeen in wada hadal lagu dhameeyo." Ayuu yidhi xildhibaanku. Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ayaa qaba in sababta aan sida rasmiga loogu xidhin kal fadhiga baarlamaanka ay tahay in marka la isku soo laabta la doonayo inuu furo madaxweynaha somaliya taasina ay adkaan doonto maadaama xildhibaano badani eedaynayaan siyaasada madaxweynaha.

Xildhibaan Maxamed Cumar oo mar kale ka hadlaya arintaas ayaa waxa uu yidhi " "Aragti ahaan anigu waxaan qabaa in sida uu u dhigay baarlamaanka ay tahay, maadaama 40-xildhibaan ay u Ambabaxayaan gudashada waajibka xajka ayna adkaan karto inay kulamada caadiga ah ee Baarlamaanka ay sii socon doonaan, lana wayayi karo in 139 Mudane oo ah kooramka ay kulammadu ku furmi karaan.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa faray guddiyada dhinacyada mooshinnada iska-soo-horjeeda keenay ay soo gudbiyaan Qodobbadii ay soo Diyaarsadeen, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu Mooshinnada Midkood laga keenay uu Wadahadalka u Wakiisay RW Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.


Contact@afkashacabka.com