Shirkii wadatashiga Doorashada Somalia oo soo Xidhmay

0
Saturday September 19, 2015 - 19:24:40 in by Hargeysa Office
  • Visits: 680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii wadatashiga Doorashada Somalia oo soo Xidhmay

    Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabogabeeyay shirka wadatashiga nooca doorasha ee ka dhici karta Soomaaliya sanadka soo socdo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabogabeeyay shirka wadatashiga nooca doorasha ee ka dhici karta Soomaaliya sanadka soo socdo.

Shirkan waxaa ka qayb galay wafdi uu hor kacayo Madaxwaynaha Soomaaliya oo heer Faderaal ah, madaxda maamul goboleedyada hadda jira iyo beesha caalamka.

Waxyaabaha ka soo baxay waxaa ugu muhiimsanaa in la isku afgartay in uu furanyahay wadatashiga ku aadan halka loo socdo marka uu dhamaado wakhtiga dawladda hadda jirta.

Dawladda ayaa hore meesha uga saartay suurtagalniamda qabsoomida doorashada hal qof iyo cod.